{"id":24010,"date":"2016-08-23T10:08:50","date_gmt":"2016-08-23T10:08:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24010"},"modified":"2016-08-23T10:08:50","modified_gmt":"2016-08-23T10:08:50","slug":"wasiirka-cusub-ee-arimaha-gudaha-somaliland-mr-faratoon-oo-ka-waramay-xilka-loo-magacaabaywada-hadalada-somaliland-iyo-kooxda-khaatumo-iyo-diiwaangalinta-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/23\/wasiirka-cusub-ee-arimaha-gudaha-somaliland-mr-faratoon-oo-ka-waramay-xilka-loo-magacaabaywada-hadalada-somaliland-iyo-kooxda-khaatumo-iyo-diiwaangalinta-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"WASIIRKA CUSUB EE ARIMAHA GUDAHA SOMALILAND MR FARATOON OO KA WARAMAY XILKA LOO MAGACAABAY,WADA HADALADA SOMALILAND IYO KOOXDA KHAATUMO IYO DIIWAANGALINTA GOBOLKA SOOL"},"content":{"rendered":"<div><a title=\"Wasiirka Cusub Ee Arimaha Gudaha Somaliland Mr Faratoon Oo Ka Waramay Xilka Loo Magacaabay,Wada Hadalada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Iyo Diiwaangalinta Gobolka Sool\" href=\"http:\/\/foorenews.com\/wasiirka-cusub-ee-arimaha-gudaha-somaliland-mr-faratoon-oo-ka-waramay-xilka-loo-magacaabaywada-hadalada-somaliland-iyo-kooxda-khaatumo-iyo-diiwaangalinta-gobolka-sool\/\"><img decoding=\"async\" class=\"news-thumb wp-post-image featured \" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/foorenews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/wasiir-faratoon-oo-socdaakiisii.jpg?w=310\" alt=\"Wasiirka Cusub Ee Arimaha Gudaha Somaliland Mr Faratoon Oo Ka Waramay Xilka Loo Magacaabay,Wada Hadalada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Iyo Diiwaangalinta Gobolka Sool\" width=\"350\" \/><\/a><\/div>\n<div id=\"ca-pub-7086183862113664:7114148830\" class=\"ads ads_before\"><ins id=\"aswift_1_expand\"><ins id=\"aswift_1_anchor\"><\/ins><\/ins>Hargeysa(Arabsiyo News):-Wasiirka cusub ee wasaarada arimha gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa waraysi kooban oo uu siiyay wargeyska Geeska Africa waxa uu kaga hadlay sida uu u arko xilka loo magacaabay,wada hadalada u bilaabmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo iyo qodobo kale.<br \/>\nWasiir Faratoon waxa uu sheegay in xilka Somaliland ka jiraaa ee dawladeed yihiin kuwo loo siman yahay ,waxaanuu u mahadceliyay madaxwaynaha Somaliland.<br \/>\nMarka u horeysa wasiirka oo uu geeska Africa waydiiyay sida uu xilkan u arko waxa uu yidhi<br \/>\n\u201cWaxaan u arkaa xilka wasiirka arimaha gudaha ee la ii magacaabay inuu yahay mansab muhiim ah waan ku qanacsanahay,madaxwaynahana waan uga mahadnaqayaa inuu xilkan ii magacaabo,waajibka la ii igmadayna hadii rabbi idmo waan kasoo baxi doonaa si sinaan iyo cadaalad ku dhisan tahayna waan ugu adeegi doonaa qaranka\u201d<br \/>\nIsagoo hadalkiisa sii wata wasiir Faratoon waxa uu yidhi \u201c xilka wasiirnimo ee wasaaradda arimaha gudaha iyo xilalka kale ee wasaaradaha dalka iyo waliba hay\u2019addaha kale ee dawliga ahba waa loo siman yahay oo muwaadiniinta iyo shacabka reer Somaliland-ba xaqbay u leeyihiin \u201c<br \/>\nWasiirka mar aanu wax ka waydiinay sida uu u arko wada hadalada u furmay dwlada Somaliland iyo kooxda khaatumo ayaa ku jawaabay<br \/>\n\u201cWaa daruuri in la wada hadlo oo Somaliland iyo khaatumo wada hadlaan oo ay is afgartaan,waxaanan ku rajo waynahay in is afgarad ka dhex dhaco oo lays fahmo\u201d<br \/>\nWasiirka arimaha gudaha oo ka jawaabay xaalada magaalada Laascaanood iyo diiwaangalinta ka bilaabmatay gobolka sool waxa uu yidhi.<br \/>\n\u201cXaaladda laascaanood aad iyo aad ayay u wanaagsan tahay oo wax iminka ka jira ma jiro,wax ka socda abaabulka diiwaangalinta ,waxaan dadka gobolka sool dhamaantood farayaa oo kula dardaarmayaa inay qaataan kaadhka diiwaangalinta doorashada si ay u helaan xaqa ay u leeyihiin inay codkooda dhiibtaan\u201d<br \/>\nWasiirka arimaha gudaha Somaliland oo bulshada baaq u dirayna waxa uu yidhi.<br \/>\n\u201cBulshadu inay mar walba garab taagnaato dawlada weeye,waxaan bulshada farayaa oo aan leeyahay nagala shaqeeya oo nala ilaaliya nabadda oo isku xidhnaada oo danta dalka aynu ka wada shaqayno oo waxii amaan daro iyo dhib keenaya aynu iska ilaalino\u201d<br \/>\nXigasho: Ramaasnews<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News):-Wasiirka cusub ee wasaarada arimha gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa waraysi kooban oo uu siiyay wargeyska Geeska Africa waxa uu kaga hadlay sida uu u arko xilka loo magacaabay,wada hadalada u bilaabmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo iyo qodobo kale. Wasiir Faratoon waxa uu sheegay in xilka Somaliland ka jiraaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24011,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6fg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24010"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24010\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}