{"id":23994,"date":"2016-08-22T19:20:55","date_gmt":"2016-08-22T19:20:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23994"},"modified":"2016-08-22T19:20:55","modified_gmt":"2016-08-22T19:20:55","slug":"tacsi-guddoomiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/22\/tacsi-guddoomiye\/","title":{"rendered":"Tacsi Guddoomiye"},"content":{"rendered":"<p>TACSI<br \/>\nGuddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna<br \/>\nmurrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku<br \/>\nhadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba<br \/>\ntaageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan<br \/>\nqoyska, qaraabada, ehelada iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle<br \/>\nha u naxariistee Marxuum Cumar Axmed Yuusuf oo ku geeriyooday magaalada<br \/>\nAddis Ababa ee dalka Itoobiya, laguna aasay caasimadda Somaliland ee<br \/>\nHargeysa maanta oo taariikhdu tahay 22\/08\/2016.<br \/>\nMarxuum Cumar Axmed Yuusuf oo ka mid ahaa odayaasha reer Hargeysa waxa<br \/>\nuu doorar shariifka ah ku lahaa hawlihii kala duwanaa ee dalku soo<br \/>\nmaray.<br \/>\nGuddoomiyuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa<br \/>\nFirdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, qaranka, madaxdhaqameedka iyo<br \/>\nshacabkana uu Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo.<br \/>\nAamiin\u2026.Aamiin\u2026.Aamiin.<\/p>\n<p>Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>TACSI Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, ehelada iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cumar Axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18251,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6f0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23994"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23994\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}