{"id":23946,"date":"2016-08-21T14:09:47","date_gmt":"2016-08-21T14:09:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23946"},"modified":"2016-08-21T14:09:47","modified_gmt":"2016-08-21T14:09:47","slug":"qasaaraha-qaraxyo-goor-dhawayd-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/21\/qasaaraha-qaraxyo-goor-dhawayd-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"QASAARAHA QARAXYO GOOR DHAWAYD KA DHACAY MAGAALADA GAALKACYO"},"content":{"rendered":"<div><a title=\"Qasaaraha Qaraxyo Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo\" href=\"http:\/\/foorenews.com\/qasaaraha-qaraxyo-goor-dhawayd-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"news-thumb wp-post-image featured  aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/foorenews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/dayah_3.jpg?w=310\" alt=\"Qasaaraha Qaraxyo Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo\" width=\"679\" height=\"382\" \/><\/a><\/div>\n<div id=\"ca-pub-7086183862113664:7114148830\" class=\"ads ads_before\"><\/div>\n<p>Gaalkacyo (ArabsiyoNews}\u00a0Labo qarax oo loo adeegsaday gaadiid waxyaabaha qarax laga soo buuxiyay ayaa barqonimadii maanta waxaa lagu weeraray xarunta Dowlada Hoose ee gobolka Mudug ee kutaala meel ku dhaw Suuqa Ganacsiga Dayax ee magaaada Gaalkacyo.<br \/>\nQaraxa Koobaad ayaa la sheegay in uu ka dhacay meel ku dhaw albaabka laga galo xarunta Maamulka gobolka Mudug ee Puntiland, waxaana daqiiqado kadib isla goobtaasi ka dhacay qarax kale oo isna gaari loo adeegsaday.<br \/>\nIn ka badan 10-qof ay ku jiraan dad shacab ah ayaa ku geeriyooday qaraxyadaasi,waxaa sidoo kale ku dhaawacmay tiro intaas ka badan, dhaawacyada dadku qaraxyada wax au noqday ayaa la geeyay isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo.<br \/>\nXaalada Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan aaga ay qaraxyadu ka dhaceen ayaa xiligan ah mid kacsan , waxaana halkaasi xiray ciidamada amaanka Puntiland oo mararka qaarkood ridaya rasaas dadka cabsi badan galisay.<br \/>\nQaraxyadan ayaa qasaaro waxa uu kasoo gaaray dad shacab ah oo ka ganacsanayay Suuqa Dayax oo ku dhaw xarunta Qaraxyada lagu weeraray, waxaa sidoo kale qaraxyadan uu br bur xoogan gaarsiyay qeybo kamid ah Suuqa<br \/>\nMaamulka Puntland ayaan wali faah faahin rasmi ah iyo inta uu la egyahay qasaaraha qaraxyadan ka dhashay bixin, waxaana waqtiyada soo socda la filayaa in Masuuliyiin Puntiland ay ka hadlaan qaraxyadan .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (ArabsiyoNews}\u00a0Labo qarax oo loo adeegsaday gaadiid waxyaabaha qarax laga soo buuxiyay ayaa barqonimadii maanta waxaa lagu weeraray xarunta Dowlada Hoose ee gobolka Mudug ee kutaala meel ku dhaw Suuqa Ganacsiga Dayax ee magaaada Gaalkacyo. Qaraxa Koobaad ayaa la sheegay in uu ka dhacay meel ku dhaw albaabka laga galo xarunta Maamulka gobolka Mudug ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23947,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6ee","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23946"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23946\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}