{"id":23872,"date":"2016-08-18T13:08:00","date_gmt":"2016-08-18T13:08:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23872"},"modified":"2016-08-18T13:08:00","modified_gmt":"2016-08-18T13:08:00","slug":"afhayeenka-isbahesiga-kulmiye-oo-shaaciyey-dalab-uga-yimid-xukuumada-mowqifka-ay-ku-qaabileen-iyo-halka-uu-biyo-dhigtey-isbaheysigii-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/18\/afhayeenka-isbahesiga-kulmiye-oo-shaaciyey-dalab-uga-yimid-xukuumada-mowqifka-ay-ku-qaabileen-iyo-halka-uu-biyo-dhigtey-isbaheysigii-muuqaal\/","title":{"rendered":"AFHAYEENKA ISBAHESIGA KULMIYE OO SHAACIYEY DALAB UGA YIMID XUKUUMADA , MOWQIFKA AY KU QAABILEEN IYO HALKA UU BIYO DHIGTEY ISBAHEYSIGII + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Xussen Axmed Ceydiid Afhayeen garabka isbaheysiga Kulmiye ee qaadacey shir weynihii lagu doortey Muj Muuse Biixi ayaa waxa uu sheegay in uu jiro dalab kaga yimid xukumada oo ku aadan sidii ay mowqifkooda uga tanaasuli lahayeen isla markaana loo dhax dhaxaadin \u00a0lahaa gudoomiye Muuse Biixi<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-30476 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/xussen-axmed.png?resize=413%2C331\" sizes=\"auto, (max-width: 413px) 100vw, 413px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/xussen-axmed.png?w=490 490w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/xussen-axmed.png?resize=300%2C241 300w\" alt=\"xussen axmed\" width=\"413\" height=\"331\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Xussen Axmed Ceydiid waxaa uu sheegay in uu dalabkaasi u yimid qof kasta oo isbaheysiga ka mid ah iyada oo qofba meel loo soo maray balse ay mabdooda ku adkeysteen<\/p>\n<p>Sidoo kale waaa uu sheegay in isbaheysiga Kulmiye\u00a0 ay aaminsan yahiin in ay wali awoodoodii leeyhiin balse \u00a0garabka kale ee kulmiye\u00a0meesha ay ka hadlaanba ay \u00a0umada badh ka mid ahi ka dareerto\u00a0<strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Dawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/eRo6jV7oYV4\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Xussen Axmed Ceydiid Afhayeen garabka isbaheysiga Kulmiye ee qaadacey shir weynihii lagu doortey Muj Muuse Biixi ayaa waxa uu sheegay in uu jiro dalab kaga yimid xukumada oo ku aadan sidii ay mowqifkooda uga tanaasuli lahayeen isla markaana loo dhax dhaxaadin \u00a0lahaa gudoomiye Muuse Biixi Xussen Axmed Ceydiid waxaa uu sheegay in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23872","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6d2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23872"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23872\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}