{"id":23796,"date":"2016-08-15T06:24:49","date_gmt":"2016-08-15T06:24:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23796"},"modified":"2016-08-15T06:24:49","modified_gmt":"2016-08-15T06:24:49","slug":"war-deg-dega-cali-warancadde-oo-ku-gacansaydhaydiiday-inuu-qabto-xilka-uu-siilaanyo-xalay-u-magacaabay-ee-safiirka-somaliland-u-fadhiya-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/15\/war-deg-dega-cali-warancadde-oo-ku-gacansaydhaydiiday-inuu-qabto-xilka-uu-siilaanyo-xalay-u-magacaabay-ee-safiirka-somaliland-u-fadhiya-itoobiya\/","title":{"rendered":"WAR DEG-DEGA: CALI WARANCADDE OO KU GACANSAYDHAY\/DIIDAY INUU QABTO XILKA UU SIILAANYO XALAY U MAGACAABAY EE SAFIIRKA SOMALILAND U FADHIYA ITOOBIYA"},"content":{"rendered":"<div><a title=\"War Deg-Dega: Cali Warancadde Oo Ku Gacansaydhay\/Diiday Inuu Qabto Xilka Uu Siilaanyo Xalay U Magacaabay Ee Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya\" href=\"http:\/\/foorenews.com\/war-deg-dega-cali-warancadde-oo-ku-gacansaydhaydiiday-inuu-qabto-xilka-uu-siilaanyo-xalay-u-magacaabay-ee-safiirka-somaliland-u-fadhiya-itoobiya\/\"><img decoding=\"async\" class=\"news-thumb wp-post-image featured \" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/foorenews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/warancadde-740x398.jpg?w=310\" alt=\"War Deg-Dega: Cali Warancadde Oo Ku Gacansaydhay\/Diiday Inuu Qabto Xilka Uu Siilaanyo Xalay U Magacaabay Ee Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya\" width=\"350\" \/><\/a><\/div>\n<div id=\"ca-pub-7086183862113664:7114148830\" class=\"ads ads_before\"><\/div>\n<p>Hargeysa (ArabsiyoNews)- Wasiirkii Hore Arrimaha Guddaha Md Cali Maxamed Waran-cade, Oo xalay Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya, ayaa si rasmiya u diiday inuu qabto xilkaas, isagoo kugacansaydhay qabashadda xilkan xalay Madaxweynuhu u magacaabay.<\/p>\n<p>Ex Wasiir Waran-Cade ayaa xalay Madaxweyne Siilaanyo xilkii Wasaaradda Arrimaha Guddaha ka qaaday, isagoo u dhiibay Danjiraha Somaliland u fadhi doona dalka Ethiopia taas oo uu diiday inuu qaato xilkaa madaama uu hayn jiray xilal sare oo wasiirnimo u yar tahay.<\/p>\n<p>Wasiir Waran-cade, ayaa xilkan loo dhiibay ku tilmaamay in aanu aqbali Karin qabashadiisa, isagoo xusay in aanu diyaar u ahayn inuu qabto, isla markaana uu u arko mu\u2019aamarad dalkiisa lagaga mustaafurinayo. Md Waran-cade sheegay inuu Madaxweynuhu ku mahadsan yahay inuu u magacaabo xilkan, balse aanu diyaar u ahayn inuu qabto, isla markaana cid kale u dirto shaqadan. Sida ay ilo ku dhow Waran-cade u xaqiijiyeen Shabakedda Caalamiga ah ee Qumannews.com, ayaa xusay inuu Ex-wasiir Waran-cade mar dhow uu war-baahinta la hadli doono sheegi doonana in aanu diyaar u ahayn qabashadda xilka Safiirka Itoobiya.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Wasiirkii Hore Arrimaha Guddaha Md Cali Maxamed Waran-cade, ayaa xalay ka mid ahaa masuuliyiintii ay sahayatay seeftii Madaxweynuhu, waxaanu noqonayaa masuulkii ugu horeeyey ee durba diiday xilka cusub ee Siilaanyo xalay u magacaabay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (ArabsiyoNews)- Wasiirkii Hore Arrimaha Guddaha Md Cali Maxamed Waran-cade, Oo xalay Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya, ayaa si rasmiya u diiday inuu qabto xilkaas, isagoo kugacansaydhay qabashadda xilkan xalay Madaxweynuhu u magacaabay. Ex Wasiir Waran-Cade ayaa xalay Madaxweyne Siilaanyo xilkii Wasaaradda Arrimaha Guddaha ka qaaday, isagoo u dhiibay Danjiraha Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23797,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6bO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23796"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23796\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}