{"id":23793,"date":"2016-08-15T06:17:28","date_gmt":"2016-08-15T06:17:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23793"},"modified":"2016-08-15T06:17:28","modified_gmt":"2016-08-15T06:17:28","slug":"gabadh-yar-oo-ceerigaabo-mindi-isku-dishay-markii-ay-dhacday-imtixaankii-shahaadiga-fasalada-8aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/15\/gabadh-yar-oo-ceerigaabo-mindi-isku-dishay-markii-ay-dhacday-imtixaankii-shahaadiga-fasalada-8aad\/","title":{"rendered":"GABADH YAR OO CEERIGAABO MINDI ISKU DISHAY MARKII AY DHACDAY IMTIXAANKII SHAHAADIGA FASALADA 8AAD"},"content":{"rendered":"<div><a title=\"Gabadh Yar Oo Ceerigaabo Mindi Isku Dishay Markii Ay Dhacday Imtixaankii Shahaadiga Fasalada 8aad\" href=\"http:\/\/foorenews.com\/gabadh-yar-oo-ceerigaabo-mindi-isku-dishay-markii-ay-dhacday-imtixaankii-shahaadiga-fasalada-8aad\/\"><img decoding=\"async\" class=\"news-thumb wp-post-image featured \" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/foorenews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/stab-with-knife.jpg?w=310\" alt=\"Gabadh Yar Oo Ceerigaabo Mindi Isku Dishay Markii Ay Dhacday Imtixaankii Shahaadiga Fasalada 8aad\" width=\"350\" \/><\/a><\/div>\n<div id=\"ca-pub-7086183862113664:7114148830\" class=\"ads ads_before\"><\/div>\n<p><strong>Waxa Ay Iska Listay Dhuunta Iyadoo Geeriyootay Intii Cisbitaalka Loo Sii Siday<\/strong><\/p>\n<p>Ceerigaabo (Arabsiyo News)- Nimco Axmed Jamac oo ka mid ahayd ardayda dhamaysatay fasalka\u00a0 8-aad ee Dugsiga Hoose Dhexe\u00a0 Ee Imaamu Shaafici\u00a0 oo ku yaalla Magaalada Ceerigaabo ayaa nafta iskaga jartay Mindi\u00a0\u00a0ay dhuunta isaga beegsatay shalay oo Axad ahayd aroornimadii. Sida lagu baahiyey shabakadda telefishanka SBC oo aannu warkan ka soo xiganay.<br \/>\nNimco ayaa illaa shalay ka walwalsanayd siday sheegeen qoyskeedu\u00a0 natiijada uga soo baxday Imtixaankii ay la gashay ardayda kale ee gobolada Somaliland kaasi\u00a0 oo ay\u00a0 ka mid noqotay 603 arday oo ku dhacay Imtixaankaasi kana gudbi waayay fasalka 8aad ee Dugsiga dhexe.<br \/>\nNimco oo da\u2019deeda\u00a0 lagu qiyaasay 14 jir ilaa 15 jir\u00a0 ayaa shaqaalaha cisbitaalka guud ee Ceerigaabo isku dayeen inay xaalafeed nolol ku gaadhaan balse dadka deegaanku waxay sheegayaan inay markiiba ay naftu ka baxday oo aan lagu gaadhin nolol wax loogu qaban karo gargaar caafimaadna loo samayn karo.<br \/>\nWasaaradda waxabarashada oo Khamiistii aan soo dhaafnay ee todobaadkii hore shaacisay\u00a0 natiijooyinka ardayda u fadhiisatay imtixaanka dugsiyada dowliga ah iyo kuwa gaar ka ah ee manhajka la wadaaga dawladda waxay\u00a0 sheegtay in sannadkani uu ahaa kii tirada ugu badan ee ardaydu ku dhaceen\u00a0 imtixaanka gaar ahaan dugsiyada dhexe.<br \/>\nDhacdadan xanuunka badan ayaa imaneysa xilli dowlado ka tirsan qaaradda Afrika ay qaateen nidaam lagu fududaynayo imitixaanaadka ardayda walwalka faraha badan ku haya, waddama nidaamka cusub qaatay waxaa ka mid ah Koonfur Afrika , Tanzania, iyo Kenya oo baarlamaankeedu uu meel mariyay nidaamkaa cusub.<br \/>\nHadaba dhacdadan ayaa ah mid gudbineysa farriin ku aaddan sida ay muhiim u tahay in dib loogu noqdo nidaamka waxbarashada dalka oo u baahan in dib u eegis lagu sameeyo, gaar ahaan nidaamka imtixaanaadka, inta aanay xaaladdu faraha ka bixin. Falkan naxdinta leh ayaa ku soo beegmaya wakhti dhawaan uun la shaaciyey imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo dhexe ee Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa Ay Iska Listay Dhuunta Iyadoo Geeriyootay Intii Cisbitaalka Loo Sii Siday Ceerigaabo (Arabsiyo News)- Nimco Axmed Jamac oo ka mid ahayd ardayda dhamaysatay fasalka\u00a0 8-aad ee Dugsiga Hoose Dhexe\u00a0 Ee Imaamu Shaafici\u00a0 oo ku yaalla Magaalada Ceerigaabo ayaa nafta iskaga jartay Mindi\u00a0\u00a0ay dhuunta isaga beegsatay shalay oo Axad ahayd aroornimadii. Sida lagu baahiyey shabakadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23794,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6bL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23793","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23793"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23793\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}