{"id":2379,"date":"2014-12-23T12:22:23","date_gmt":"2014-12-23T12:22:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2379"},"modified":"2014-12-23T12:22:23","modified_gmt":"2014-12-23T12:22:23","slug":"dad-guusha-somaliland-iyo-guuul-darada-daliilayaba-mucaaridka-ayaa-la-hayaaa-hambalyo-madaxwayne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/23\/dad-guusha-somaliland-iyo-guuul-darada-daliilayaba-mucaaridka-ayaa-la-hayaaa-hambalyo-madaxwayne\/","title":{"rendered":"DAD GUUSHA SOMALILAND IYO GUUUL DARADA , DALIILAYABA MUCAARIDKA  AYAA LA HAYAAA (HAMBALYO MADAXWAYNE )!!!"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Dhamaan umada muslimka ah oo dhan waxaan idin ku salaamayaa salaanta islaamka salaam ka dib waxaaan hambalyo u dirayaa madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland oo guulo wax ku ool ah ka soo hooyay wada hadalada jamuuriyada Somaliland\u00a0 iyo dowlada fadaraalka somaliya u socday ee ay marti galisay dawlada jabuuti,<!--more--> madaxwaynaha jamuriyada Somaliland waxa ka go\u2019an in uu inta karaankiisa ah uu dalka meel kasta gaadhsiiyo, mucaaridkana waxaan leeyahay ku taageera wanaaga iyo wax-qabadka madaxwaynaha iyo xukumadiisa ee iska daaya dhaliilo aan micno lahayn in aad wakhtiga shacabka kaga lumisaan .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Waxaa ayaan darro ah in maalinta alle soo gooyo ee uu madaxwayne\u00a0 axmed maxamed maxamuud silanyo uu\u00a0 guul u soo hooyo dalka sababta ay mucaaridku ay u dhaliilan, waa ayaan darro wayn, waxay ahayd in mucaaridku ku farxaan guulaha\u00a0 uu dalka gaadho ee ma aha in ay ka xumaadaan oo ay noqdaan, dad ka xun horumarka dalka, mise maaha muwadiniin doonaya in dalka la horumariyo oo qadiyada Somaliland meel kasta lagaadhsiiyo aan rabin.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Wada hadalada waxaan odhan karaa waa guul ay gaadhay Somaliland in ay maanta dhigeeda la fadhiisato oo ay waxay danteeda ah ka soo ridato, madaxwayne waxaan ku leenahay wixii\u00a0 dalka,dadka iyo indhah caalamka u soo jiidaya Somaliland ku dhaqaaq mucaaridkana dhag ha u dhigin dhaliilahooda, salka iyo raadka toona lahayn ee wixii ay doonaanba iska dhaliiilaya.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b>Allaa mahad leh<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Kamiila Abdi<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">kamiila.nuura@gmail.com<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Sweden <\/b><b>Stockholm<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhamaan umada muslimka ah oo dhan waxaan idin ku salaamayaa salaanta islaamka salaam ka dib waxaaan hambalyo u dirayaa madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland oo guulo wax ku ool ah ka soo hooyay wada hadalada jamuuriyada Somaliland\u00a0 iyo dowlada fadaraalka somaliya u socday ee ay marti galisay dawlada jabuuti,<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2380,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-2379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Cn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2379"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2379\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}