{"id":23739,"date":"2016-08-13T06:28:02","date_gmt":"2016-08-13T06:28:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23739"},"modified":"2016-08-13T06:28:02","modified_gmt":"2016-08-13T06:28:02","slug":"daawo-puntland-intay-noo-gaysatay-somaliland-noomay-gaysan-danta-reer-khaatumona-waxay-ku-jirtaa-somalilandmadaxda-maamulka-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/13\/daawo-puntland-intay-noo-gaysatay-somaliland-noomay-gaysan-danta-reer-khaatumona-waxay-ku-jirtaa-somalilandmadaxda-maamulka-khaatumo\/","title":{"rendered":"DAAWO:\u2013\u201cPUNTLAND INTAY NOO GAYSATAY SOMALILAND NOOMAY GAYSAN DANTA REER KHAATUMO,NA WAXAY KU JIRTAA SOMALILAND,\u201dMADAXDA MAAMULKA KHAATUMO."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Arabsiyo News:\u2013Dadka dega deegaanada Maamulka Khaatumo ee Sool Sanaag iyo Buhoodle ayaa si isku mid ah usoo dhaweeyey Wadahadalada dhawaan dhex maray Somaliland iyo Maamulka Khaatumo.<\/p>\n<p>Kuwaasi oo la filaayo in dhawaa shir ka dhici doona Magalada Adis ababa go,aan lagu gaadhi doono heshiisyo ay wada gaadheen Somaliland iyo Maamulkaasi Dibad wareega ahaa ee Khaatumo.<\/p>\n<p>Waxaana ay si isku mid ah arintani u soo dhaweeyey siyaasiyiinta iyo shacabka deegaanadaasi oo Somaliland u arkay meesha kaliya ee haatan ay wax la qaybsan karaan ka dib markii ay dadka deegaanadaasi oo in badan u xadko xidhnaa midaynta Soomali wayn ay waxba la qaban wayday Dawlada taagta daran ee uu horseedka ka yahay Madaxwayne Xassan sheekh.<\/p>\n<\/div>\n<p>Halkan Ka Daawo Barnaamikjka Ka hadlaya sida ay Maamulka Khaatumo ugu diyaar yihiin Wax la qabsiga Somaliland,<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/N5KGzuqhzug?version=3&amp;rel=1&amp;fs=1&amp;autohide=2&amp;showsearch=0&amp;showinfo=1&amp;iv_load_policy=1&amp;wmode=transparent\" width=\"640\" height=\"390\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News:\u2013Dadka dega deegaanada Maamulka Khaatumo ee Sool Sanaag iyo Buhoodle ayaa si isku mid ah usoo dhaweeyey Wadahadalada dhawaan dhex maray Somaliland iyo Maamulka Khaatumo. Kuwaasi oo la filaayo in dhawaa shir ka dhici doona Magalada Adis ababa go,aan lagu gaadhi doono heshiisyo ay wada gaadheen Somaliland iyo Maamulkaasi Dibad wareega ahaa ee Khaatumo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23740,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6aT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23739"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23739\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}