{"id":23736,"date":"2016-08-13T06:23:39","date_gmt":"2016-08-13T06:23:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23736"},"modified":"2016-08-13T06:23:39","modified_gmt":"2016-08-13T06:23:39","slug":"war-deg-deg-ah-madaxwayne-siilaanyo-iyo-wafti-uu-hogaaminaayo-oo-safar-kaga-jarmaaday-magaalada-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/13\/war-deg-deg-ah-madaxwayne-siilaanyo-iyo-wafti-uu-hogaaminaayo-oo-safar-kaga-jarmaaday-magaalada-hargeysa\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEG AH:\u2013MADAXWAYNE SIILAANYO IYO WAFTI UU HOGAAMINAAYO OO SAFAR KAGA JARMAADAY MAGAALADA HARGEYSA."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Arabsiyonews:\u2013Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Wafti uu hogaaminaayo ayaa goor dhawayd ka ambabaxay magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-25415\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Siilanyo.png?resize=500%2C334\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Siilanyo.png?w=500 500w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Siilanyo.png?resize=300%2C200 300w\" alt=\"Siilanyo\" width=\"500\" height=\"334\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa ku sii jeeda magaalada Boorame ee xarunta Gobolka Awdal iyada oo la filaayo in madaxwayne Siilaanyo uu xadhiga ka jaro mashaariic dhinaca wadooyinka ah oo xukumadu ka fulisay Gobolka Awdal iyo sidoo kale Waddada isku xidha magaalooyinka Kalabaydh iyo Dilla,<\/p>\n<p>Safarka ayaa waxa ku wehelinaaya xubno ka mid ah golaha wasiirada oo u badan msauuliyiinta ka soo jeeda Gobolka Awdal.<\/p>\n<p>ArabsiyoNews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews:\u2013Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Wafti uu hogaaminaayo ayaa goor dhawayd ka ambabaxay magaalada Hargeysa. Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa ku sii jeeda magaalada Boorame ee xarunta Gobolka Awdal iyada oo la filaayo in madaxwayne Siilaanyo uu xadhiga ka jaro mashaariic dhinaca wadooyinka ah oo xukumadu ka fulisay Gobolka Awdal iyo sidoo kale Waddada isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23737,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23736","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6aQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23736"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23736\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}