{"id":23715,"date":"2016-08-12T14:18:39","date_gmt":"2016-08-12T14:18:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23715"},"modified":"2016-08-12T14:18:39","modified_gmt":"2016-08-12T14:18:39","slug":"xildhibaan-shaaciyey-in-xukuumaddu-mar-kale-haamaha-shidaalka-ku-wareejinayso-shirkada-dp-world-iyo-muddo-gaaban-oo-loo-qabtay-shirkadihii-hore-gacanta-ugu-hayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/12\/xildhibaan-shaaciyey-in-xukuumaddu-mar-kale-haamaha-shidaalka-ku-wareejinayso-shirkada-dp-world-iyo-muddo-gaaban-oo-loo-qabtay-shirkadihii-hore-gacanta-ugu-hayay\/","title":{"rendered":"XILDHIBAAN SHAACIYEY IN XUKUUMADDU MAR KALE HAAMAHA SHIDAALKA KU WAREEJINAYSO SHIRKADA DP-WORLD IYO MUDDO GAABAN OO LOO QABTAY SHIRKADIHII HORE GACANTA UGU HAYAY"},"content":{"rendered":"<div><a title=\"Xildhibaan Shaaciyey In Xukuumaddu Mar Kale Haamaha Shidaalka Ku Wareejinayso Shirkada Dp-World Iyo Muddo Gaaban Oo Loo Qabtay Shirkadihii  Hore Gacanta Ugu Hayay\" href=\"http:\/\/foorenews.com\/xildhibaan-shaaciyey-in-xukuumaddu-mar-kale-haamaha-shidaalka-ku-wareejinayso-shirkada-dp-world-iyo-muddo-gaaban-oo-loo-qabtay-shirkadihii-hore-gacanta-ugu-hayay\/\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"news-thumb wp-post-image featured \" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/foorenews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/xildhibaan-qabile.jpg?w=310\" alt=\"Xildhibaan Shaaciyey In Xukuumaddu Mar Kale Haamaha Shidaalka Ku Wareejinayso Shirkada Dp-World Iyo Muddo Gaaban Oo Loo Qabtay Shirkadihii  Hore Gacanta Ugu Hayay\" width=\"609\" height=\"477\" \/><\/a><\/div>\n<div id=\"ca-pub-7086183862113664:7114148830\" class=\"ads ads_before\"><\/div>\n<p><strong>\u201cHaamihii Shidaalka Ee Muwaadiniinta Lacagta Badan Lagaga Shubay, Markale Ayaa La Wareejinayaa, Waayo Hal Caano Badan Oo DP-World Layidhaa Ayaa Timid\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Hargeysa (Foore) \u2013 Xukuumada soomaaliland ayaa la sheegay inay wado qorshe ay haamaha kaydka shiidaalka ee magaalada Berbera gacanta ugu galinayso shirkada DP World ee ay dhawaan la soo gashay heshiiska Wareejinta dekeda Berbera,Islamarkaana ay ansixiyeen Golaha Wakiiladda Somaliland.<br \/>\nSida uu sheegay xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha wakiilada somaliland, kaas oo tilmaamay qorshaha xukuumadu ku doonayso inay haamaha kaydka shiidaalka ee magaalada Berbera ku wareejiso shirkada DP World ee sodonka sanadood laga kireeyey dekeda magaalada Berbera. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo kahadlayey dood ay mudanayaasha wakiiladu ka yeesheen heshiiska DP World ayaa waxa uu sheegay inay xukuumadu iskugu yeedhay ganacsatadii ay ka kiraysay haamaha kaydka shiidaalka ee Berbera kuwaas oo ay ku war gelisay inay mudo lix bilood ah kaga baxaan haamaha.<br \/>\nXildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo arimahaasi ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi \u201cHaamaha kaydka shiidaalka golahani isaga oo u tixraacay sharci, kuna ansixiyey aqbalabiyad aanu madaxweynuhu soo celin Karin inay hadana iska socodsiiyey aynu ognahay, fadeexada ka danbaysay ee iyadana aanay dhagta iyo dhaayaha somaliland midna u adkaysan karin waxa ka mid ahayd inay madaxtooyada mar labaad ugu yeedhay shirkadaha ay sida xaaraanta ugu wareejisay, kuna yidhaahdeen lix bilood gudahood kaga baxa iyada oo lacag adag laga shubay dadka muwaadininiinta ah\u201d.<br \/>\nXildhibaan Qabile oo hadalkiisa sii wata ayaa ka hadlay cida lagu wareejinayo iyo sababta looga saaray shirkadihii markii hore laga kireeyey haamaha kaydka shiidaalka Berbera waxaanu yidhi \u201c\u201cWaayo Hal Kaa caano badan oo Dp World ah ayaa timid\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201cHaamihii Shidaalka Ee Muwaadiniinta Lacagta Badan Lagaga Shubay, Markale Ayaa La Wareejinayaa, Waayo Hal Caano Badan Oo DP-World Layidhaa Ayaa Timid\u201d Hargeysa (Foore) \u2013 Xukuumada soomaaliland ayaa la sheegay inay wado qorshe ay haamaha kaydka shiidaalka ee magaalada Berbera gacanta ugu galinayso shirkada DP World ee ay dhawaan la soo gashay heshiiska Wareejinta dekeda Berbera,Islamarkaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23716,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23715","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6av","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23715","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23715"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23715\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}