{"id":23699,"date":"2016-08-12T08:03:11","date_gmt":"2016-08-12T08:03:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23699"},"modified":"2016-08-12T08:03:11","modified_gmt":"2016-08-12T08:03:11","slug":"burundi-oo-lagu-eedeynayo-tacaddiyo-baahsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/12\/burundi-oo-lagu-eedeynayo-tacaddiyo-baahsan\/","title":{"rendered":"Burundi oo lagu eedeynayo tacaddiyo baahsan"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Guddiga Qaramadda Midoobay u qaabilsan diwaangellinta falalka jirdilka ayaa maanta lagu wadaa inuu shaaca ka qaado eedaymo sheegaya in dawladda Burundi ay gaysato jirdil baahsan.<\/p>\n<p>Dalka Burundi ayaa jahwareer siyaasadeed galay horraantii sanadkii 2015-ka, markii madaxweyne Pierre Nkurunziza uu go&#8217;aansaday in uu mar seddaxaad u tartamo madaxtinimada.<\/p>\n<p>Arrintaasi ayaa dalka muran wayn ka dhalisay, waxaana mar dhacay afgembi dhicisoobay.<\/p>\n<p>Tan iyo markaasi, Qaramada Midoobay waxay dalka Burundi ka diwaangalisay 6000 oo kiis oo jirdil ah.<\/p>\n<p>Rabshadaha dalkaasi waxay horseedeen in kumanaan kun oo qof ay barakacaan oo qarakood ay qaxooti hadda ku yihiin dalalka deriska.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadkaasi ayaa magaaladda Nairobi kula hadlay BBC-a Tomi Oledipo, waxa ayna sheegeen in tacadiyo kala duwan loogu gaystay gudaha dalka Burundi.<\/p>\n<p>Dowladda Burundi ayaa dhowr jeer ooh ore diiday in ciidamo nabad ilaalin ah la geeyo dalkaasi.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>Source BBXC<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Qaramadda Midoobay u qaabilsan diwaangellinta falalka jirdilka ayaa maanta lagu wadaa inuu shaaca ka qaado eedaymo sheegaya in dawladda Burundi ay gaysato jirdil baahsan. Dalka Burundi ayaa jahwareer siyaasadeed galay horraantii sanadkii 2015-ka, markii madaxweyne Pierre Nkurunziza uu go&#8217;aansaday in uu mar seddaxaad u tartamo madaxtinimada. Arrintaasi ayaa dalka muran wayn ka dhalisay, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23700,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6af","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23699"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23699\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}