{"id":23678,"date":"2016-08-10T10:43:07","date_gmt":"2016-08-10T10:43:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23678"},"modified":"2016-08-10T10:43:07","modified_gmt":"2016-08-10T10:43:07","slug":"xoghayaha-qaramada-midoobey-ban-ki-moon-oo-soo-dhoweeyay-jadwalka-doorashada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/10\/xoghayaha-qaramada-midoobey-ban-ki-moon-oo-soo-dhoweeyay-jadwalka-doorashada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"XOGHAYAHA QARAMADA MIDOOBEY BAN KI-MOON OO SOO DHOWEEYAY JADWALKA DOORASHADA SOOMAALIYA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Moqdisho <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong>\u00a0 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa soo dhoweeyay jadwalka doorashooyinka Soomaaliya ee sanadkan 2016 dhacaya, taasoo ay ku cadahay in doorashada Madaxweynaha ay dhaceyso 30-ka bisha October ee sanadkan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-27670 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/banki.jpeg?resize=477%2C366\" sizes=\"auto, (max-width: 477px) 100vw, 477px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/banki.jpeg?w=660 660w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/banki.jpeg?resize=300%2C230 300w\" alt=\"banki\" width=\"477\" height=\"366\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Mr Ban ayaa sheegay in geedi socodka doorashada 2016 ay muhiim u tahay safarka dheer ee ay Soomaaliya ku gaareyso dimoqraadiyada.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqay Guddiga doorashooyinka inay hubiyaan in saddex meelood, hal meel ay kuraasta Baarlamaanka helaan Haweenka, lana xaqiijiyo inay helaan xuquuqdooda.<\/p>\n<p>Waxaa uu uga digay dhamaan dhinacyada siyaasiyiinta tallaaba kasta oo keeni karta dib u dhac, isla markaana waxaa uu ku booriyay in laga wada shaqeeyo geedi socodka hanaanka doorashada ee dalku galayo.<\/p>\n<p>Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer Federaal ayaa dhowaan sheegay in doorashada Baarlamaanka ay dhaceyso 24-september illaa 10 October, halka 25 October ay dhaceyso doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka, 30-ka October ayaa dhaceysa doorashada Madaxweynaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (Arabsiyo-News):-\u00a0 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa soo dhoweeyay jadwalka doorashooyinka Soomaaliya ee sanadkan 2016 dhacaya, taasoo ay ku cadahay in doorashada Madaxweynaha ay dhaceyso 30-ka bisha October ee sanadkan. Mr Ban ayaa sheegay in geedi socodka doorashada 2016 ay muhiim u tahay safarka dheer ee ay Soomaaliya ku gaareyso dimoqraadiyada. Xoghayaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23679,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-69U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23678"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23678\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}