{"id":23636,"date":"2016-08-09T06:49:01","date_gmt":"2016-08-09T06:49:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23636"},"modified":"2016-08-09T06:49:01","modified_gmt":"2016-08-09T06:49:01","slug":"japan-iyo-shiinaha-oo-isku-haysta-dhul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/09\/japan-iyo-shiinaha-oo-isku-haysta-dhul\/","title":{"rendered":"Japan iyo Shiinaha oo isku haysta dhul"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Dalka Japan ayaa ugu baaqay shiinaha in ay ka baxdo biyaha badda koonfurta Shiinaha ee uu muranka ka taagan yahay.<\/p>\n<p>Dowladda Japan ayaa sheegtay in murankani uu sii xumeynayo xiriirka u dhaxeeya labada dal.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee Japan ayaa u yeertay safiirka Shiinaha u fadhiya Tokyo, si ay u muujiso mowqifka Japan uu ka taagan yahay arrinta dhulkaasi la isku haya.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaraddaasi ayaa ku eedeeyay xukuumadda Beijing in ay hurineyso xiisadda ka taagan gobolka.<\/p>\n<p>Dowladda Japan ayaa sheegeysa in dhiggeeda Shiinaha ay halkaasi u dirtay in kabadan 200 oo ah doomaha kalluumeysiga iyo maraakiibta ilaalada xeebaha kuwaasi oo qaarkood aad u hubeysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Japan ayaa ugu baaqay shiinaha in ay ka baxdo biyaha badda koonfurta Shiinaha ee uu muranka ka taagan yahay. Dowladda Japan ayaa sheegtay in murankani uu sii xumeynayo xiriirka u dhaxeeya labada dal. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Japan ayaa u yeertay safiirka Shiinaha u fadhiya Tokyo, si ay u muujiso mowqifka Japan uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23636","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-69e","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23636","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23636"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23636\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}