{"id":23596,"date":"2016-08-07T13:34:25","date_gmt":"2016-08-07T13:34:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23596"},"modified":"2016-08-07T13:34:25","modified_gmt":"2016-08-07T13:34:25","slug":"deg-deg-saladiinta-iyo-cuqaasha-beelaha-dega-koonfurta-hargeysa-iyo-galbeedka-burco-oo-ku-dhawaaqey-wakhtiga-uu-furmaayo-shirka-garxaajis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/07\/deg-deg-saladiinta-iyo-cuqaasha-beelaha-dega-koonfurta-hargeysa-iyo-galbeedka-burco-oo-ku-dhawaaqey-wakhtiga-uu-furmaayo-shirka-garxaajis\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- SALADIINTA IYO CUQAASHA BEELAHA DEGA KOONFURTA HARGEYSA IYO GALBEEDKA BURCO OO KU DHAWAAQEY WAKHTIGA UU FURMAAYO SHIRKA GARXAAJIS ."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong>\u00a0 Cuqaasha , Saladiinta iyo wax garadka beelaha dega koonfurta magaalada Hargeysa iyo galbeedka magaalada Burco oo maanta kulan wada jir ah iskugu yimid Hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay si rasmi ah uu dhawaaqeen wakhtiga uu furmi doono shir ay mudooyinkii ugu danbeeyey ay qaban qaabidiisa wadeen<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-29837 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/c1.jpg?resize=653%2C367\" sizes=\"auto, (max-width: 653px) 100vw, 653px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/c1.jpg?w=960 960w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/c1.jpg?resize=300%2C169 300w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/c1.jpg?resize=768%2C432 768w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/c1.jpg?resize=800%2C450 800w\" alt=\"c1\" width=\"653\" height=\"367\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Shirkan oo ah mid ay ku magacabeen shir weynaha beesha<strong> (Garxaajis<\/strong>) ayaa waxaa ay saladiinta iyo cuqaashani ay sheegen in u furmi doonoo <strong>13.08.2016<\/strong> oo ku beegan maalinta sabtida ah<\/p>\n<p>Waxaa oo xusid mudan cuqaashan iyo saladiintan shirka ku dhawaaqey in aana si rasmi ah u shaacin goobta uu shirkani ka furmi doono ama uu ka qabsoomi doono<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland\u00a0 iyo xisbiga Kulmiye ayaa la sheegaya in shirkani uu cabsi\u00a0 xoogan ku hayo isla markaana ay ka baqanayaan in ay ka\u00a0 soo baxo midow dhinca doorashada musharaxa madaxweyne oo \u00a0ka dhexeeya beelaha galbeedka Burco iyo koonurta Hargeysa oo\u00a0 wiiqi kara \u00a0awooda xisbiga Kulmiye ka filaanyo in uu helo wakhtiga doorashada labadan beelood<\/p>\n<p><strong>Fiiro Gaar Ah : Dhawaan Filo Muuqaalka Warkan\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>xigasho ilays<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):-\u00a0 Cuqaasha , Saladiinta iyo wax garadka beelaha dega koonfurta magaalada Hargeysa iyo galbeedka magaalada Burco oo maanta kulan wada jir ah iskugu yimid Hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay si rasmi ah uu dhawaaqeen wakhtiga uu furmi doono shir ay mudooyinkii ugu danbeeyey ay qaban qaabidiisa wadeen Shirkan oo ah mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23597,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23596","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-68A","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23596"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23596\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}