{"id":23486,"date":"2016-08-04T23:40:19","date_gmt":"2016-08-04T23:40:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23486"},"modified":"2016-08-04T23:40:19","modified_gmt":"2016-08-04T23:40:19","slug":"maayarada-gabiley-iyo-arabsiyo-oo-siwada-jira-xadhiga-uga-jaray-dugsi-sare-oo-cusub-oo-gaar-looleeyahay-kaasoo-laga-bineeyay-dagmada-arabsiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/04\/maayarada-gabiley-iyo-arabsiyo-oo-siwada-jira-xadhiga-uga-jaray-dugsi-sare-oo-cusub-oo-gaar-looleeyahay-kaasoo-laga-bineeyay-dagmada-arabsiyo\/","title":{"rendered":"Magaalada Arabsiyo oo laga Furay Dugsi cusub oo lagu Magacaabo Badbaado iyo Masuuliyiin tiro badan oo ka soo qayb gashay Xaflada furitaanka"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Munaasibad Xadhiga lagaga jarayay Dugsi Cusub OO Gaar looleeyahay kaasoo laga Bineeyay Dagmada Arabsiyo,Xafladan Xadhiga lagaga jarayay Badbaado Secondary School,OO siheer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxa kasoo qaybgalay Maayerka Dagmada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi,Gudoomiyaha Dagmada Arabsiyood,Gudoomiyaha waxbarashada Dagmada Arabsiyood,Madaxa dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye Xildhibaano,Waalidiin Aqooyahano,dhalinyarta Arabsiyood,waxaana ugu horayn kawarbixiyay Mukhtaar Abiib OO kamida Dhalinyaradii Ibafurtay Dugsigan,waxaana kamid ahaa hadaladiisii Maanta waxaan Ku faraxsanahay inaynu utaaganahay sidaynu Xadhiga uga jari lahayn Dugsiga Badbaado anagoo Ku faraxsan inaanu ka faaidayno aqoontaanu usoo baranay Magaaladayada taasoo aanu dib ugu soo celinay Magaaladayadii anagoo ugu talogalnay inuu yimaado tartan aqooneed si ay Magaaladeena aqoonteedu usare marto,dhanka kale waxa nooyaala xeer adag kaasoo cidii buuxisa uun aanu ugu talogalnay inay kamid noqoto,dhanka kale inuuna naga mid ahayn arday u imanaya inuu dagaalamo iyo arday dhinacyada xiirani,intaas kadib waxaa halkaa ka hadlay Gudoomiyaha waxbarashada ee Dagmada Arabsiyood OO Ku dheeraatay ahmiyada uu yeelan doono Dugsigan,iyadoo cadaysay<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/arabsiyo.1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-23487\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/arabsiyo.1-300x225.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"arabsiyo.1\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/arabsiyo.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-23488\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/arabsiyo-300x225.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"arabsiyo\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<p>inay hiil iyo hooba lagarab taagan tahay,Waxakaloo halkaa kahadlay Xubintii kasocotay Xisbiga Kulmiye waxaana kamid ahaa hadaladeedii aadbaan ugu faraxsanahay ka Xisbi ahaan anagoo dhiiri gal in jirnay Markii horaba waxbarashada tank waxay kaga duwan tahay Inama dhalinyara OO Magaaladoodii Waxkusoo celiyay wuxuunbaan idinku dardaarayaa inaad fasalku ka badanin 40 ilaa 50 inta udhaxaysa si ardayda iyo Macalinku isku maqlaan,waxaanan balanqaadayaa inaan Marwalba garabkii taaganahay waananu idinku hambalyaynayaa,iintaas kadib waxa hadalka iska daba Maray Xildhibaano iyo waalidiin kuwaasoo dhamaantood ka marag kacay baahida looqabay dugsi sare kaasoo kor usoo qaadidoona baahida ay Dagmada uqabtay Dugsi Sare,Guntii iyo Gabagabadii waxa hadalka iska daba Maray Maayerada Gabiley iyo Arabsiyo waxaanay Ku dheeraadeen Faaidada u uyeelan Doono Dugsigani Magaalada Arabsiyo iyo siday Gacan usiin doonaan ka Maamul ahaan intaas Kadib waxa Maamulka Dugsigu Shahaado Sharaf Ku Maamuuseen Maayerka Dagmada Gabiley,Iyo Gudoonka waxbarashada ee Gobolka Gabiley iyo Badhasaabka Gobolka OO Labadooduba hawlo Sbaqo Ku Maqnaa loona Gudoomay:<\/p>\n<p>Arabsiyo.Net<br \/>\nOffice Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Munaasibad Xadhiga lagaga jarayay Dugsi Cusub OO Gaar looleeyahay kaasoo laga Bineeyay Dagmada Arabsiyo,Xafladan Xadhiga lagaga jarayay Badbaado Secondary School,OO siheer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxa kasoo qaybgalay Maayerka Dagmada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi,Gudoomiyaha Dagmada Arabsiyood,Gudoomiyaha waxbarashada Dagmada Arabsiyood,Madaxa dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye Xildhibaano,Waalidiin Aqooyahano,dhalinyarta Arabsiyood,waxaana ugu horayn kawarbixiyay Mukhtaar Abiib OO kamida Dhalinyaradii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23489,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-66O","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23486"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23486\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}