{"id":23436,"date":"2016-08-03T12:21:17","date_gmt":"2016-08-03T12:21:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23436"},"modified":"2016-08-03T12:21:17","modified_gmt":"2016-08-03T12:21:17","slug":"diyaaradd-ay-leedahay-shirkada-emirates-oo-ku-burburtay-garoonka-diyaaradaha-magaalada-dubaisawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/03\/diyaaradd-ay-leedahay-shirkada-emirates-oo-ku-burburtay-garoonka-diyaaradaha-magaalada-dubaisawiro\/","title":{"rendered":"Diyaaradd Ay Leedahay Shirkada Emirates Oo Ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dubai+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Emirates ayaa saaka ku bur burtay garoonka diyaaradaha ee Dubai, xilli ay soo caga dhigatay wadada run-wayga.<\/p>\n<p>Illaa 275 rakaab ah iyo shaqaalaha diyaarada ee saarnaa ayaa la bad baadiyay, ka hor inta aanu baahin dabka ka kacay diyaarada.<\/p>\n<p>Diyaarada ayaa ka soo kicitintay magaalada Trivandrum ee dalka Hindiya, iyadoo ku soo wajahneyd magaalada Dubai.<\/p>\n<p>Sawiro la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinayay diyaarada oo qiic iyo uuro badan ka baxayay, waxaana la joojiyay dhamaan howlihii duulimaad garoonka diyaaradaha Dubai.<\/p>\n<p>Xafiiska warbaahinta dowladda Dubai ayaa sheegay in xaalada ay tahay mid degan, isla markaana dhamaan rakaabkii diyaarada saarnaa ay bed-qabaan.<\/p>\n<p>Lama oga illaa iyo hada waxa ka dhigay cilada ay ku bur burtay diyaarada, waxaana socda baaritaano.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Dubai ayaa ka mid ah garoomada caalamiga ee ku yaala bariga Dhexe ee ugu mashquulka badan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13777\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/1-18.jpg?w=696\" sizes=\"(max-width: 666px) 100vw, 666px\" srcset=\"\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/1-18.jpg 666w, \/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/1-18-600x344.jpg 600w\" alt=\"1\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-13778\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/2.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" srcset=\"\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/2.jpg 624w, \/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/2-600x421.jpg 600w\" alt=\"2\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-13779\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/3.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"3\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Emirates ayaa saaka ku bur burtay garoonka diyaaradaha ee Dubai, xilli ay soo caga dhigatay wadada run-wayga. Illaa 275 rakaab ah iyo shaqaalaha diyaarada ee saarnaa ayaa la bad baadiyay, ka hor inta aanu baahin dabka ka kacay diyaarada. Diyaarada ayaa ka soo kicitintay magaalada Trivandrum ee dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23437,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-660","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23436"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23436\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}