{"id":2341,"date":"2014-12-22T14:13:25","date_gmt":"2014-12-22T14:13:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2341"},"modified":"2014-12-22T14:13:25","modified_gmt":"2014-12-22T14:13:25","slug":"booliiska-new-york-oo-eedeeyey-duqa-magaalada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/22\/booliiska-new-york-oo-eedeeyey-duqa-magaalada\/","title":{"rendered":"Booliiska New York oo Eedeeyey Duqa Magaalada"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Iskaashatada ee Booliiska New York ayaa dilkii Sabtidii labo askari oo Booliis ah loo geystay ku eedeeyey inay sabab u tahay taageerada uu Duqa magaalada New York u muujiyey dadka mudaharaadka ka wada magaaladaasi.<\/p>\n<p>Duqa magaalada New York Bill De Blasio ayey eedayn adag uga timid dhinaca Booliiska New York oo ku tilmaamay Duqa magaalada inuu si jilicsan u maamulay banaanbaxyada ka dhacayey todobaadyadii lasoo dhaafay magaalada New York kuwaasi oo looga soo horjeedo dilkii ay Booliiska u geysteen bishii July nin madow oo aan wax hub sidan.<\/p>\n<p>Ninkii fuliyey weerarkii Sabtidii lasoo dhaafay lagu dilay labada askari ee Booliiska New York ayaa bartiisa internetka ee Instgram ku shaaciyey in falkaasi uu ugu aargudayey dilkii ay Booliiska Maraykanka u geysteen Micheal Brown iyo Eric Garner oo ah rag madow oo aan hubeysneyn oo ay Booliisa dileen.<\/p>\n<p>Ismaaiyl Brinsley oo ah ninka dilay labada askari ayaa la sheegay in uu ahaa nin horey danbiyo badan usoo galay isla markaana 9 goor xabsiga soo galay, waxaana sidoo kale la sheegay inuu uu qabay xanuun dhanka dhimirka ah.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nNew York office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Iskaashatada ee Booliiska New York ayaa dilkii Sabtidii labo askari oo Booliis ah loo geystay ku eedeeyey inay sabab u tahay taageerada uu Duqa magaalada New York u muujiyey dadka mudaharaadka ka wada magaaladaasi. Duqa magaalada New York Bill De Blasio ayey eedayn adag uga timid dhinaca Booliiska New York oo ku tilmaamay Duqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2342,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2341","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-BL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2341","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2341"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2341\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2341"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2341"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2341"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}