{"id":23404,"date":"2016-08-02T07:54:21","date_gmt":"2016-08-02T07:54:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23404"},"modified":"2016-08-02T07:54:21","modified_gmt":"2016-08-02T07:54:21","slug":"deg-deg-cabdirashiid-xassan-mataan-oo-ka-hadley-in-uu-u-tartami-doono-musharaxa-madaxweyne-ku-xigeen-ee-xisbiga-waddani-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/02\/deg-deg-cabdirashiid-xassan-mataan-oo-ka-hadley-in-uu-u-tartami-doono-musharaxa-madaxweyne-ku-xigeen-ee-xisbiga-waddani-muuqaal\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- CABDIRASHIID XASSAN MATAAN OO KA HADLEY IN UU U TARTAMI DOONO MUSHARAXA MADAXWEYNE KU XIGEEN EE XISBIGA WADDANI + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Cabdirashiid Xassan Mataan\u00a0 xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Waddani isla markaana dhalasho ahaan ka soo jeeda gobalka Awdal\u00a0 ayaa waxaa uu ka hadley n uu u tartami doono musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Mr.Mataaan waxaa uu sheegay in aanay jirin sabab u diideysa in uu\u00a0 u tartamo musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi isla markaana \u00a0xaqiiqada la arki doono marka la gaadho wakhtiga loo qoondeeyey shirka golaha dhexe waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cWaxaan jeclaan lahaa in arintaas tartanka \u00a0ah lala sugo wakhtigeeda , wax iga joojinaaya in aan tartamo ma jiraan , waxaana aad arki doontaan marka la gaadho wakhtiga loo ciyimey \u201d ayuu yidhi Cabdirashiid Xassan mataan .<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahatee maalinkii shalay ayey aheyd markii la shaaciyey in la qaban doono shirkii golaha dhexe ee lagu soo dooran lahaa musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa doorashada uga qeyb gali doona xisbiga Wadani<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan <\/em><\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kmTE4SBbC08\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Cabdirashiid Xassan Mataan\u00a0 xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Waddani isla markaana dhalasho ahaan ka soo jeeda gobalka Awdal\u00a0 ayaa waxaa uu ka hadley n uu u tartami doono musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi &nbsp; Mr.Mataaan waxaa uu sheegay in aanay jirin sabab u diideysa in uu\u00a0 u tartamo musharaxa madaxweyne ku xigeen ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20083,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-65u","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23404"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23404\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}