{"id":23381,"date":"2016-07-31T08:33:38","date_gmt":"2016-07-31T08:33:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23381"},"modified":"2016-07-31T08:33:38","modified_gmt":"2016-07-31T08:33:38","slug":"deg-deg-qaraxyo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/31\/deg-deg-qaraxyo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Deg Deg Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/141116151751_muqdisho_512x288__nocredit.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23382\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/141116151751_muqdisho_512x288__nocredit.jpg?resize=660%2C371\" alt=\"141116151751_muqdisho_512x288__nocredit\" width=\"660\" height=\"371\" \/><\/a>Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in ay labo qarax ka dhaceen agagaarka KM4.<\/p>\n<p>Bartilmaameedka ayaa ahaa laanta dambi baarista, waxaana sidoo kale halkaas laga maqlay rasaas la is waydaarsanayo.<\/p>\n<p>Dad goob joogeyaal ah ayaa sheegay in ay dhinteen ugu yaraan afar ruux ayna dhaawacmen shan ruux.<\/p>\n<p>Wararkii u dambeeyay waxay sheegayaan in weerarka la soo afjaray.<\/p>\n<p>Masuuliyadda weerarkaas waxaa sheegtay Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa noqonaya kii labaad oo ka dhaca Muqdisho muddo ka yar hal isbuuc.<\/p>\n<p>Wixii warar soo kordha kala soco ArabsiyoNews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in ay labo qarax ka dhaceen agagaarka KM4. Bartilmaameedka ayaa ahaa laanta dambi baarista, waxaana sidoo kale halkaas laga maqlay rasaas la is waydaarsanayo. Dad goob joogeyaal ah ayaa sheegay in ay dhinteen ugu yaraan afar ruux ayna dhaawacmen shan ruux. Wararkii u dambeeyay waxay sheegayaan in weerarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23382,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23381","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-657","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23381"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23381\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}