{"id":2338,"date":"2014-12-22T14:11:15","date_gmt":"2014-12-22T14:11:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2338"},"modified":"2014-12-22T14:11:15","modified_gmt":"2014-12-22T14:11:15","slug":"weeraro-ka-dhacay-france-oo-shacabka-cabsi-geliyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/22\/weeraro-ka-dhacay-france-oo-shacabka-cabsi-geliyey\/","title":{"rendered":"Weeraro ka dhacay France oo shacabka Cabsi geliyey"},"content":{"rendered":"<p>Labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa ka dhacay labo magaalo oo kamid ah dalka France weeraro ay geysteen rag lagu sheegay in ay yihiin Muslimiin kuwaasi oo weeraray xarun Booliis iyo dad shacab ah oo wadada marayey.<\/p>\n<p>Axadii shalay ayey 11 qof ku dhaawacmeen magaalada\u00a0 Dijon kadib markii uu nin gaari wata uu jiiray dad badan oo kala duwan oo marayey wado ku taal bartamaha magaaladaasi. Laba qof oo kamid ah dadka dhaawacmay ayey xaaladoodu culustahay.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah ninkaasi ayaa ku dhawaaqayey \u201cAllahu Akbar\u201d. Halka kuwo kale sheegeen inuu ku dhawaaqayey erayo lagu taageerayo shacabka Falastiin.<\/p>\n<p>Booliiska France oo ninkan gacanta ku dhigay ayaa sheegay in ninkan uu horey u qabay cudurka dhimirka.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa kusoo beegmaysa kadib markii Jimcihii lasoo dhaafay uu nin Muslim ah oo kasoo jeeda dalka Burundi uu weerar ku qaaday Xarunta Booliiska ee magaalada Jou\u00e9-l\u00e8s-Tours oo 250km dhanka koonfureed ka xigta caasimada Paris.<\/p>\n<p>Ninkan muslimka ah ayey booliiska Toogasho ku dileen kadib markii uu mindi ku dhaawacay labo askari oo Booliis ah, waxayna askarta sheegeen in ninkan ku dhawaaqayey \u201cAllahu Akbar\u201d xiliguu uu soo weeraray saldhigaasi booliiska,<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa ka dhacay labo magaalo oo kamid ah dalka France weeraro ay geysteen rag lagu sheegay in ay yihiin Muslimiin kuwaasi oo weeraray xarun Booliis iyo dad shacab ah oo wadada marayey. Axadii shalay ayey 11 qof ku dhaawacmeen magaalada\u00a0 Dijon kadib markii uu nin gaari wata uu jiiray dad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2339,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2338","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-BI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2338","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2338"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2338\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}