{"id":2331,"date":"2014-12-22T13:59:01","date_gmt":"2014-12-22T13:59:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2331"},"modified":"2014-12-22T13:59:01","modified_gmt":"2014-12-22T13:59:01","slug":"muqdisho-askari-ku-dhintay-dagaal-dhexmaray-ciidamada-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/22\/muqdisho-askari-ku-dhintay-dagaal-dhexmaray-ciidamada-dowladda-federaalka\/","title":{"rendered":"Muqdisho: Askari ku dhintay Dagaal dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Nabad sugida gobolka Banaadir iyo ciidamada ilaalada duqa Muqdisho ayaa xalay dagaal kooban ku dhexmaray degmada C\/casiis, waxaan la xaqiijiyey dagaalkan ku dhintay mid kamida Askatra nabad sugida halka 3 askari oo dhaawac ah soo kala gaaray labada ciidan.<\/p>\n<p>Iska hor imaadkan oo dhacay xili dambe oo xalay ahaa ayaa la sheegay in ay sabab u tahay kala shaki soo kala dhex galay labada ciidan oo mid kiis si gaar ah u samaynayey howl galo amaanka la xiriira sida ay warbaahinu sheegeen saraakiil ka tirsan nabad sugida Banaadir.<\/p>\n<p>Ilaahada cidna si guud ugama hadlin dagaalkan iyo sida uu ku yimid marka laga reebo saraakiisha nabad sugida oo xaqiijiyey dagaalka iyo sida ay ku xaliyeen.<\/p>\n<p>Dagaalada inta badan ku dhexmara ciidamada dowladda federaalka ayaa xiliyo kala duwaniyagoo salku leh arrimo khilaaf, ismaandhaaf iyo kala shakin soo dhex gasha xilyada habeenkii oo howl galadu jiraan waxaana ka dhasha khasaaro dhimasho iyo dhaawac iskugu jira.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Nabad sugida gobolka Banaadir iyo ciidamada ilaalada duqa Muqdisho ayaa xalay dagaal kooban ku dhexmaray degmada C\/casiis, waxaan la xaqiijiyey dagaalkan ku dhintay mid kamida Askatra nabad sugida halka 3 askari oo dhaawac ah soo kala gaaray labada ciidan. Iska hor imaadkan oo dhacay xili dambe oo xalay ahaa ayaa la sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2332,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-BB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2331","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2331"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2331\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}