{"id":23299,"date":"2016-07-29T06:43:29","date_gmt":"2016-07-29T06:43:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23299"},"modified":"2016-07-29T06:43:29","modified_gmt":"2016-07-29T06:43:29","slug":"jabhadda-al-nusra-oo-al-qacidda-ka-baxday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/29\/jabhadda-al-nusra-oo-al-qacidda-ka-baxday\/","title":{"rendered":"Jabhadda Al-Nusra oo Al-Qacidda ka baxday"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Al-qadica.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23300\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Al-qadica.jpg?resize=660%2C371\" alt=\"Al qadica\" width=\"660\" height=\"371\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arabsiyo News-Mid kamid ah kooxaha islaamiyiinta ugu awoodda badan ee Suuriye ee Al-Nusra ayaa ku dhawaaqday inay xiriirka u jartay ururka Al-Qacidda.<br \/>\nKooxda waxay sidoo kale sheegtay in magaceeda ay ku badashay Jabhadda Furashada Shaam (Jahat Fatax Al-Sham).<br \/>\nHogaamiyaha Al-Nusra, Abu Maxamed al-Golani, waxa uu sheegay in tallaabada ay meesha ka saareyso marmarsiinyada awoodaha shishiiye sida Mareykanka iyo Ruushka ee duqeynaya dalka Suuriya.<br \/>\nAfhayeenka waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka, John Kirby, waxa uu tilmaamay in ay arrintan u lamid tahay is cusbooneysiin dhanka diyaar garowga ah.<br \/>\nWuxuu intaa raaciyay in bartilmaameedka mintidiinta uu sidiisa sii ahaan doono.<br \/>\nMr Kirby waxa uu sidoo kale sheegay in dhaqdhaqaaqa Ruushka iyo xaaladda aadanaha ee Suuriya ee nawaaxiga magaalada Xalab ay u muuqato inay tahay isku dey wanaagsan oo dadka rayidka ah looga soo saarayo halkaasi.<br \/>\nSidoo kale waxay noqon kartaa in mintidiinta halkaasi ku jira ay isa soo dhiibaan, sida uu sheegay afhayeenka waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News-Mid kamid ah kooxaha islaamiyiinta ugu awoodda badan ee Suuriye ee Al-Nusra ayaa ku dhawaaqday inay xiriirka u jartay ururka Al-Qacidda. Kooxda waxay sidoo kale sheegtay in magaceeda ay ku badashay Jabhadda Furashada Shaam (Jahat Fatax Al-Sham). Hogaamiyaha Al-Nusra, Abu Maxamed al-Golani, waxa uu sheegay in tallaabada ay meesha ka saareyso marmarsiinyada awoodaha shishiiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23300,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23299","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-63N","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23299","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23299"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23299\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}