{"id":23278,"date":"2016-07-28T05:32:20","date_gmt":"2016-07-28T05:32:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23278"},"modified":"2016-07-28T05:32:20","modified_gmt":"2016-07-28T05:32:20","slug":"tababare-caana-oo-kooxdiisa-ugu-hanjabay-ninkii-naaxa-in-uu-eryi-doono-cuntooyinka-dufanka-lehna-ka-mamnuucay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/28\/tababare-caana-oo-kooxdiisa-ugu-hanjabay-ninkii-naaxa-in-uu-eryi-doono-cuntooyinka-dufanka-lehna-ka-mamnuucay\/","title":{"rendered":"TABABARE CAANA OO KOOXDIISA UGU HANJABAY NINKII NAAXA IN UU ERYI DOONO CUNTOOYINKA DUFANKA LEHNA KA MAMNUUCAY"},"content":{"rendered":"<div id=\"ca-pub-7086183862113664:7114148830\" class=\"ads ads_before\"><\/div>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/warq.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-23279\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/warq.jpg?resize=648%2C433\" alt=\"warq\" width=\"648\" height=\"433\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arabsiyo News&#8212;Macalin Pep Guardiola ayaa u digay xiddigaha buurbuuran ee kooxdiisa Manchester City isagoo u sheegay inuu kooxda ka caydhin doono xiddigaha culayska badan ee ka weyn intii suurogal ah, sida uu saxaafada u caddeeyay laacibka difaaca uga ciyaara kooxdaasi ee Geal Clichy. Macallinkii hore ee Barcelona iyo Bayern Munich ayaa lagu yaqaanaa amarro kul kul wuxuuna daafaca Kooxda Manchester City ee Gael Clichy ka sheekeeyay awaamiirta uu macalinkan lasoo galay kooxda City wuxuuna yidhi: \u201cGaroon dhexdiisa iyo garoonka banaankiisa wuxuu wataa amaro, tusaale ahaan waxaan maqli jiray in macalimiintu yidhaahdaan caafimaadku waa muhiim isaga wuxuu leeyahay miisaanku waa muhiim, haddii aad buuran tahay lama tababaran kartid kooxda. Taas ayaa ah waxa ugu horreeya ee aad ka maqleyso, aniga ahaan waa markii ugu horreysay ee aan maqlo macallin sidaas sameynaya, haatan waxaa jira dhowr ciyaartooy oo aan kooxda la tababaran, waxaan ciyaarnaa kubadda, waa shaqadeena, waxaan leenahay xirfad waana inaad qaadataa masuuliyadda waxa aad ku sameyneyso garoonka\u201d.<br \/>\n\u201cDabcan, waan leenahay tayo laakiin marka culeyskaagu yahay 60 kiiloo ama 70 kiiloo. kubad ma ciyaari kartid sababtoo ah waad dhaawacmeysaa, waxaad dhibaato u keeneysaa kooxdaada, waa muhiim inaad is dhistaa, dadka qaar waxay yidhaahdaan: \u201cWaa arrin iska caadi ah midkaasi\u201d, laakin waxaa hubaal ah in taasi muhiim tahay sababtoo ah waxaan kubadda ciyaarayaa muddo dheer\u201d. Difaacyahan Gael Clichy oo arrinkan ka sii hadlayaa waxa uu yidhi: \u201cWuxuu mamnuucay dhawr waxyaabood oo aan cuni jirnay, sidoo kale wuxuu joojiyay Pizza-da iyo cunooyinka culus\u201d ayuu yidhi daaficii hore ee Arsenal. Kooxda kubadda cagta waddanka Ingiriiska ee Manchester City ayaa doonaysa in ay ku soo laabto jidkii ku guulaysiga koobka horyaalka Ingiriiska waxaanay sannadkan heshiis kula soo wareegeen macallin Guardiola oo koobab badan u qaaday kooxaha Barcelona iyo Bayer Munich oo uu soo maamulay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Macalin Pep Guardiola ayaa u digay xiddigaha buurbuuran ee kooxdiisa Manchester City isagoo u sheegay inuu kooxda ka caydhin doono xiddigaha culayska badan ee ka weyn intii suurogal ah, sida uu saxaafada u caddeeyay laacibka difaaca uga ciyaara kooxdaasi ee Geal Clichy. Macallinkii hore ee Barcelona iyo Bayern Munich ayaa lagu yaqaanaa amarro kul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23279,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23278","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-63s","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23278"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23278\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}