{"id":2327,"date":"2014-12-22T13:57:29","date_gmt":"2014-12-22T13:57:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2327"},"modified":"2014-12-22T13:57:29","modified_gmt":"2014-12-22T13:57:29","slug":"baaritaan-ka-dhacay-jowhar-oo-lagu-soo-qabtey-dad-gaaraya-40-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/22\/baaritaan-ka-dhacay-jowhar-oo-lagu-soo-qabtey-dad-gaaraya-40-qof\/","title":{"rendered":"Baaritaan ka dhacay Jowhar oo lagu soo qabtey dad gaaraya 40 qof"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Jowhar ayaa xalay ilaa saaka ka waday howl galo lagu xaqiijinayo amaanka magaalada Jowhar waxayna howl galkaa ku soo qabteen 40 qof oo qaar ka mida lala xiriirinayo falal amaanka lid ku ah.<\/p>\n<p>Baaritaankan ayaa yimid xili xalay Bambo gacmeed lagu weeraray xero ka mida xeryaha ciidamada dowladda federaalka ee magaalada Jowhar inkastoo aan la sheegin khasaaraha ka dhashay weerarkaa.<\/p>\n<p>Taliyaha booliska Jowhar ayaa sheegay in baaritaan xoogan ku samaynayaan dhamaan dadka ay soo qabteen oo hada ku xiran saldhiga booliska Jowhar, Isagoo xusay in qaybo ka mida loo hayo weerarka bambaanada ee lagu weeraray ciidamada dowladda.<\/p>\n<p>Weli gobolka Shabeellada Dhexe oo magaalo madax u tahay Jowhar waxaa qaybo ka mid ah ku sugan Ururka Al-shabaab oo dagaalo iyo weeraro ka soo qaado dhulka ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nJawhar office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Jowhar ayaa xalay ilaa saaka ka waday howl galo lagu xaqiijinayo amaanka magaalada Jowhar waxayna howl galkaa ku soo qabteen 40 qof oo qaar ka mida lala xiriirinayo falal amaanka lid ku ah. Baaritaankan ayaa yimid xili xalay Bambo gacmeed lagu weeraray xero ka mida xeryaha ciidamada dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2328,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Bx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2327"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2327\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}