{"id":2324,"date":"2014-12-22T13:54:29","date_gmt":"2014-12-22T13:54:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2324"},"modified":"2014-12-22T13:54:29","modified_gmt":"2014-12-22T13:54:29","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-muqdisho-ku-noqdey-kadib-heshiiskii-uu-la-saxiixday-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/22\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-muqdisho-ku-noqdey-kadib-heshiiskii-uu-la-saxiixday-somaliland\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku noqdey kadib heshiiskii uu la saxiixday Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii kala qayb galay shirkii shalay ku soo gaba gaboobay magaalada Jabuuti ayaa dib ugu soo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh iyo wafdigiisa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey gudoomiyaha Baarlamaanka Pro Jawaari, wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin dowladda ka mida.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uumadaxweynaha dowladda Federaalka ku qabtay Garoonka diyaaradaha Aadan Cade ayuu saxaafada uga waramay shirka Jabuuti ay ku soo wada galeen isaga iyo Madaxweynah Somaliland, wuxuu sheegay in guul iyo hormar ay ka soo gaareen.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay in wadahadalada kala dhaxeeya Somaliland loo baahan yahay in la sii xoojiyo lana wado shirarka iyo wada hadalka.<\/p>\n<p>Ugu dambayn wuxuu u mahadceliyey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle isagoo xusay in uu dadaal u galay sidii dib loogu bilaabi lahaa wada hadalka labada dhinac oo hakad galay bilihii u dambeeyey.<br \/>\nWafdiga madaxweynaha ayaa shalay dalka dib uga soo laabtay Dalka Jabuuti oo ku soo dhamaadey wada hadal u dhaxeeya wafuud ay kala hogaaminayeen Xasan Sheekh iyo Axmed Siilaanyo.<\/p>\n<p>Arabsyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii kala qayb galay shirkii shalay ku soo gaba gaboobay magaalada Jabuuti ayaa dib ugu soo magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh iyo wafdigiisa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey gudoomiyaha Baarlamaanka Pro Jawaari, wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin dowladda ka mida. Shir jaraa\u2019id oo uumadaxweynaha dowladda Federaalka ku qabtay Garoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2325,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Bu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2324"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2324\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}