{"id":23236,"date":"2016-07-26T08:13:54","date_gmt":"2016-07-26T08:13:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23236"},"modified":"2016-07-26T08:13:54","modified_gmt":"2016-07-26T08:13:54","slug":"qiso-cajiiba-gabadh-ninkeedii-ka-cadhootey-oo-tahriibtey-iyo-ninkeedii-oo-ka-daba-tagay-isaga-oo-wata-caruurtii-ka-dib-maxaa-dhacay-halkan-ka-eeg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/26\/qiso-cajiiba-gabadh-ninkeedii-ka-cadhootey-oo-tahriibtey-iyo-ninkeedii-oo-ka-daba-tagay-isaga-oo-wata-caruurtii-ka-dib-maxaa-dhacay-halkan-ka-eeg\/","title":{"rendered":"QISO CAJIIBA GABADH NINKEEDII KA CADHOOTEY OO TAHRIIBTEY IYO NINKEEDII OO KA DABA TAGAY ISAGA OO WATA CARUURTII KA DIB MAXAA DHACAY.HALKAN KA EEG."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Qisadaan ayaa waxay dhexmartay Qoyska Nolshada ku midoobay, oo markaasi haystay Laba Caruur ah, Gabadhii ayaa waxaa lagu diray Ninkeeda, Waxayna go\u2019aan ku gaadhay inay kala tagaan, Inkaasi kadib waxay ka codsatay lacag iyadoo Reerkooda aadey, Gabadh Walaaasheed ah ayaa waxay usoo sheegtay Ninkeeda inuu go\u2019aanka Xaaskiisu yahay inay Tahriibto.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-25419\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Qiso.jpg?resize=600%2C304\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Qiso.jpg?w=852 852w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Qiso.jpg?resize=300%2C152 300w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Qiso.jpg?resize=800%2C405 800w\" alt=\"Qiso\" width=\"600\" height=\"304\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Ninkii ayaa Gabadhii walaasheed ku wargeliyey inay sii Raacdo ilaa Adis-ababa, Isagoona markiiba ka dabatagay, Wuxuuna isaguna Kiraystay Gaadhiga ay Raacayso gaadhiga ku xiga, Iyadoona isku marka doonta la saari doono Marka ay Saxaraha Tagaan, Xaaskiisii waxba ma ogayn, Waxayna ku War heshay markii meel isugu geeyay oo ay garatay Caruurteeda Oohinteeda, Wuxuuna Intaasi kadib ugu jawaabay \u201cMeel aan ku hadhno miyaa Jirtay ? Dadkii ay Safarka wada Ahaayeen ayaa Noqday wax yaaba iyo Kuwa Ooyey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/JmrJWcFJ5yA?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qisadaan ayaa waxay dhexmartay Qoyska Nolshada ku midoobay, oo markaasi haystay Laba Caruur ah, Gabadhii ayaa waxaa lagu diray Ninkeeda, Waxayna go\u2019aan ku gaadhay inay kala tagaan, Inkaasi kadib waxay ka codsatay lacag iyadoo Reerkooda aadey, Gabadh Walaaasheed ah ayaa waxay usoo sheegtay Ninkeeda inuu go\u2019aanka Xaaskiisu yahay inay Tahriibto. Ninkii ayaa Gabadhii walaasheed ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23237,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23236","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-62M","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23236","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23236"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23236\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}