{"id":23232,"date":"2016-07-26T07:46:51","date_gmt":"2016-07-26T07:46:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23232"},"modified":"2016-07-26T07:46:51","modified_gmt":"2016-07-26T07:46:51","slug":"kenya-oo-doonaysa-inay-somaliland-keento-jaadka-miirooga-kulamo-ay-la-yeesheen-madaxda-qaranka-iyo-wasiirka-arrimaha-dibada-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qodobadii-laga-wada-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/26\/kenya-oo-doonaysa-inay-somaliland-keento-jaadka-miirooga-kulamo-ay-la-yeesheen-madaxda-qaranka-iyo-wasiirka-arrimaha-dibada-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qodobadii-laga-wada-hadlay\/","title":{"rendered":"KENYA OO DOONAYSA INAY SOMALILAND KEENTO JAADKA MIIROOGA, KULAMO AY LA YEESHEEN MADAXDA QARANKA IYO WASIIRKA ARRIMAHA DIBADA OO FAAHFAAHIN KA BIXIYAY QODOBADII LAGA WADA HADLAY"},"content":{"rendered":"<div><a title=\"Kenya oo Doonaysa Inay Somaliland Keento Jaadka Miirooga, Kulamo ay la yeesheen Madaxda Qaranka iyo Wasiirka arrimaha Dibada oo faahfaahin ka bixiyay Qodobadii laga wada hadlay\" href=\"http:\/\/foorenews.com\/kenya-oo-doonaysa-inay-somaliland-keento-jaadka-miirooga-kulamo-ay-la-yeesheen-madaxda-qaranka-iyo-wasiirka-arrimaha-dibada-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qodobadii-laga-wada-hadlay\/\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"news-thumb wp-post-image featured \" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/foorenews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Deakhat.jpg?w=310\" alt=\"Kenya oo Doonaysa Inay Somaliland Keento Jaadka Miirooga, Kulamo ay la yeesheen Madaxda Qaranka iyo Wasiirka arrimaha Dibada oo faahfaahin ka bixiyay Qodobadii laga wada hadlay\" width=\"669\" height=\"432\" \/><\/a><\/div>\n<div id=\"ca-pub-7086183862113664:7114148830\" class=\"ads ads_before\"><\/div>\n<p>Hargeysa \u00a0(AN)- Iyadoo dawlada Kenya suuq u raadinaysa Jaadka Miirooga ee kasoo baxa dalkeeda ayaa waxaa todobaaddkii Hore kulamo kala duwan magaalada Hargeysa ku yeeshay wafti ka socda dawlad Kenya iyo Masuuliyiinta Xukuummada Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay Xildhibaano iyo masuuliyiin ka socda dawlada Kenya kuwaasi oo ka wada hadlay sidii Jaadka Miirooga loo keeni Lahaa Somaliland kadib markii Dawlada Engiriisku iska joojisay Jaadka Kenya.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire, oo maanta warbaahintu wax ka waydiisay ujeed weftiga ka socda dawlada Kenya ayaa sheegay \u201c Waftigaasi waxay u socdeen sidii ay suuq ugu heli lahaayeen Jaadka Miirooga ee ay soo saaraan, dawlada waliba waxay soo saarto suuq ayay u raadisaa\u201dAyuu yidhi Sacad Cali Shire waxaanu intaasi ku daray \u201c Heshiis lagama gaadhin kulamadaas\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire waxaa uu sheegay in waftigaasi ay ka wada hadleen ictiraafka Somaliland oo ay kulamo kale la yeelan doonaan.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xigasho : Foore<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa \u00a0(AN)- Iyadoo dawlada Kenya suuq u raadinaysa Jaadka Miirooga ee kasoo baxa dalkeeda ayaa waxaa todobaaddkii Hore kulamo kala duwan magaalada Hargeysa ku yeeshay wafti ka socda dawlad Kenya iyo Masuuliyiinta Xukuummada Somaliland. Madaxwaynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay Xildhibaano iyo masuuliyiin ka socda dawlada Kenya kuwaasi oo ka wada hadlay sidii Jaadka Miirooga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23233,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23232","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-62I","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23232","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23232"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23232\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}