{"id":23230,"date":"2016-07-26T07:43:17","date_gmt":"2016-07-26T07:43:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23230"},"modified":"2016-07-26T07:43:17","modified_gmt":"2016-07-26T07:43:17","slug":"qarax-ka-dhacay-garoonka-muqdisho-tiradii-ku-dhimatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/26\/qarax-ka-dhacay-garoonka-muqdisho-tiradii-ku-dhimatay\/","title":{"rendered":"Qarax ka dhacay Garoonka Muqdisho + Tiradii  ku dhimatay"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2015\/11\/01\/151101060206_mogadishu_blast_2_624x351_epa_nocredit.jpg?resize=624%2C351\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">In kabadan 10 qof ayaa ku dhimatay laba qarax oo dheceen xarunta ciidamada AMISOM ee mgaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Goobta qaraxyada ay ka dheceen waxay ku dhowdahay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Saldhigga Ciidamada AMISOM ee ugu weyn Soomaaliya iyo safaaradaha dalalka reer galbeedka ayaa halkaasi sidoo kale ku yaalla.<\/p>\n<p>Qaraxyada mid kamid ah waxaa lagu dhuftay derbiga dhismaha AMISOM, midna wuxuu ka dhacay bar koontorool.<\/p>\n<p>Qiiq ayaa la arkayay oo ka soo baxaya goobta qaraxa uu ka dhacay.<\/p>\n<p>Sidoo kale rasaas xoog leh ayaa laga maqlay isla goobta, mana jirto cid sheegatay masuuliyadda.<\/p>\n<p>Wixii ka soo kordha dib kala soco.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In kabadan 10 qof ayaa ku dhimatay laba qarax oo dheceen xarunta ciidamada AMISOM ee mgaalada Muqdisho. Goobta qaraxyada ay ka dheceen waxay ku dhowdahay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Saldhigga Ciidamada AMISOM ee ugu weyn Soomaaliya iyo safaaradaha dalalka reer galbeedka ayaa halkaasi sidoo kale ku yaalla. Qaraxyada mid kamid ah waxaa lagu dhuftay derbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23230","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-62G","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23230","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23230"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23230\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}