{"id":23228,"date":"2016-07-26T07:40:16","date_gmt":"2016-07-26T07:40:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23228"},"modified":"2016-07-26T07:40:16","modified_gmt":"2016-07-26T07:40:16","slug":"deg-deg-madaxweyne-siilanyo-oo-saaka-safar-aan-la-sii-shaacin-ugu-baxay-gobalka-saaxil-u-jeedka-uu-u-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/26\/deg-deg-madaxweyne-siilanyo-oo-saaka-safar-aan-la-sii-shaacin-ugu-baxay-gobalka-saaxil-u-jeedka-uu-u-baxay\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- MADAXWEYNE SIILANYO OO SAAKA SAFAR AAN LA SII SHAACIN UGU BAXAY GOBALKA SAAXIL + U JEEDKA UU U BAXAY"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"text-decoration: underline;\"><\/span><\/p>\n<p>Berbera (Arabsiyo-News):-\u00a0 Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka safar \u00a0aan la si shaacin ugu baxay gobalka Saaxil.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa waxaa uu u jeedka uu halkaasi u tagay ay \u00a0tahay sidii uu xadhiga uga soo jari lahaa wadada isku xidha magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa Gaar Ahaan Xamaas Ilaa Berbera .<\/p>\n<p>Safarka uu madaxweyne siilanyo ugu baxay gobalka Saaxil ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli ay muddo haraad \u00a0xoogani ay maalmihii u danbeeyey ay ka jireeen gobalkaasi waxaana aan la saadalin karin jawiga ay dadweynaha \u00a0rer Saaxil \u00a0ku qaabili doonan madaxweyne Siilanyo sidoo\u00a0 kale waxaa aan \u00a0la hubin\u00a0 in madaxweyne Siilanyo sii dhaafi doono magaalada Xamaas oo la sheegay in lagu qabaanayo munaasibad kooban oo xadhiga laga jari doono wadadaasi .<\/p>\n<p>Gabo gabadii waxaa ay indha warbaahintu ay qabaneyeen saaka markii uu madaxweyne Siilanyo ka baxaayey Madaxtooyada Somaliland Ciidamo iyo gadiid xoogan oo aan hore looga baran in uu kaxeysto\u00a0 marka uu madaxweynuhu safarka u baxi jiray\u00a0 waxaana arintaasi loo aaneynayaa waftiga oo baqdin xoogan ay ka heyso in dadweynaha rer Saaxil ay ku qaabilaaan mudaharaadyo madaama oo xaalada gobalku kacsan tahay .<\/p>\n<p>Madaxweyne Siilanyo ayaa la filayaa in uu kalamo gooni goni ah la yeesho odaaysha iyo wax\u00a0 garadka gobalkaasi oo ku kala afkaar duwan xalaada gobalkaasi hada ku sugan yahay<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera (Arabsiyo-News):-\u00a0 Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka safar \u00a0aan la si shaacin ugu baxay gobalka Saaxil. Madaxweynaha ayaa waxaa uu u jeedka uu halkaasi u tagay ay \u00a0tahay sidii uu xadhiga uga soo jari lahaa wadada isku xidha magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa Gaar Ahaan Xamaas Ilaa Berbera . Safarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-62E","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23228","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23228"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23228\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}