{"id":23221,"date":"2016-07-25T08:50:34","date_gmt":"2016-07-25T08:50:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23221"},"modified":"2016-07-25T08:50:34","modified_gmt":"2016-07-25T08:50:34","slug":"mid-kamid-ah-fanaaniinta-ugu-caansan-gayiga-somalida-oo-fal-cunsurinimo-ku-jirto-lagula-kacay-muxuu-kaga-jawaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/25\/mid-kamid-ah-fanaaniinta-ugu-caansan-gayiga-somalida-oo-fal-cunsurinimo-ku-jirto-lagula-kacay-muxuu-kaga-jawaabay\/","title":{"rendered":"Mid kamid ah Fanaaniinta Ugu Caansan Gayiga Somalida oo Fal Cunsurinimo ku jirto lagula kacay !! + Muxuu Kaga Jawaabay ? !"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/breaking_news1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-21281\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/breaking_news1.jpg?resize=696%2C414\" alt=\"breaking_news1\" width=\"696\" height=\"414\" \/><\/a>Arabsiyo News&#8212;Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Axmed Naaji Sacad ayaa sheegay in dad Soomaali ah ay kula kaceen fal cnsuriyad ah ayna ku tilmaameen in uusan Soomaali aheyn balse uu yahay Nin Carab ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Fanaanka in uu aad uga xun yahay in la cunsuriyeeyo laguna tilmaamo qof aan Soomaali aheyn, waxa uuna tilmaamay in uu yahay Soomaali dhalad ah uuna ku dhashay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8221;Waxaan ka cabanayaa dad Soomaali ah oo i xamanaya ina cunsuriyeenaya, waxaan maqlay kuwa i leh ninkan Soomaali maahan waaba Carabee muu faraha kala baxo arimaha Soomaaliya&#8221; Ayuu yiri Fanaan Axmed Naaji.<\/p>\n<p>Fanaanka Axmed Naaji ayaa gabay uu kaga hadlayo cunsuriyada lagu sameeyay ka tiriyay goob ay dad badan joogeen, waxa uuna gabayga kaga hadlay sida uu uga xun yahay falka lagula kacay laguna cunsuriyeeyay.<\/p>\n<p>Axmed Naaji ayaa ku caan baxay Heeso aad u macaan una badan wadani, kuwaa oo kaga hadlo xaalada adag uu hada daalka ku sugan yahay, waxa uuna marar badan soo qaaday heeso dhanka Wadaniyada u badan.<\/p>\n<p>Halkan Hoose ka da Daaawo Muuqalkaasi<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2UMZuV6vxZ4?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Axmed Naaji Sacad ayaa sheegay in dad Soomaali ah ay kula kaceen fal cnsuriyad ah ayna ku tilmaameen in uusan Soomaali aheyn balse uu yahay Nin Carab ah. Waxa uu sheegay Fanaanka in uu aad uga xun yahay in la cunsuriyeeyo laguna tilmaamo qof aan Soomaali aheyn, waxa uuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-62x","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23221"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23221\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}