{"id":23167,"date":"2016-07-22T13:00:37","date_gmt":"2016-07-22T13:00:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23167"},"modified":"2016-07-22T13:00:37","modified_gmt":"2016-07-22T13:00:37","slug":"daawo-muuqaal-madaxweyne-siilanyo-oo-dalka-ku-soo-laabtey-saxaafadana-aan-la-hadal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/22\/daawo-muuqaal-madaxweyne-siilanyo-oo-dalka-ku-soo-laabtey-saxaafadana-aan-la-hadal\/","title":{"rendered":"DAAWO-MUUQAAL:- MADAXWEYNE SIILANYO OO DALKA KU SOO LAABTEY SAXAAFADANA AAN LA HADAL"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa shalay galab dalka ugu soo laabtey isaga oo ku maqanaa safar isaga khaas u ah<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-28938 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/siilanyo-soo.png?resize=459%2C327\" sizes=\"auto, (max-width: 459px) 100vw, 459px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/siilanyo-soo.png?w=697 697w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/siilanyo-soo.png?resize=300%2C214 300w\" alt=\"siilanyo soo\" width=\"459\" height=\"327\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Madaxweynaha ayaa Markii uu ka soo degay diyaaradii siday waxaa madaarka ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland , wasiiro , Xildhibaanoi, Taliyaasha ciidama kala duwan waxaana uu madaxweynuhu u gacan qaadey mid mid<\/p>\n<p>Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa markii \u00a0soo gaadhey \u00a0qolka nasashada ee madaarka cabaar ka dib loo soo galbiyey aqalka madaxtooyada Somaliland Madaxweynuhuna saxaafada lamuu\u00a0 hadal oo kamuu war bixin safarkiisa sidii ay bulshadu sugeysay<\/p>\n<p>Balse taas bedelkeeda waxaa safarka madaxweynaha ka war bixiyey afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax )<\/p>\n<p><strong>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/m83T5Iv9g2A\" width=\"570\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa shalay galab dalka ugu soo laabtey isaga oo ku maqanaa safar isaga khaas u ah Madaxweynaha ayaa Markii uu ka soo degay diyaaradii siday waxaa madaarka ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland , wasiiro , Xildhibaanoi, Taliyaasha ciidama kala duwan waxaana uu madaxweynuhu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7544,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-61F","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23167"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23167\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}