{"id":23161,"date":"2016-07-21T17:31:38","date_gmt":"2016-07-21T17:31:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23161"},"modified":"2016-07-21T17:31:38","modified_gmt":"2016-07-21T17:31:38","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-si-mugleh-utageeray-goaanadii-ka-soo-baxay-shirkii-awr-bogays","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/21\/xisbiga-kulmiye-oo-si-mugleh-utageeray-goaanadii-ka-soo-baxay-shirkii-awr-bogays\/","title":{"rendered":"Xisbiga kulmiye oo si mugleh utageeray goaanadii ka soo baxay shirkii Awr bogays"},"content":{"rendered":"<p>Barclays(AN)Xisbiga Midnimada, Nabadda iyo Horumarka Jamhuuriyadda ee KULMIYE, waxa<br \/>\nuu si wayn u soo dhawaynayaa go\u2019aamada qiimaha leh ee ka soo baxay<br \/>\nshirkii Awr-boogays ee ay wadayeesheen xukuumadda Somaliland iyo beelaha<br \/>\nMaxamuud Garaad, Hinjiinle iyo Kaskii Qabe ee kala dega Gobollada Sool,<br \/>\nSanaag iyo Xaysimo ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\nGo\u2019aamada ka soo baxay shirka ka qaboomay degmada Awr-boogays ee ka<br \/>\ntirsan Gobolka Sanaag (19 ilaa 20 July 2016) oo ay kala saxeexdeen<br \/>\nWasiirrada xukuumadda ee Madaxweynaha Somaliland u igmaday iyo<br \/>\noday-dhaqameedyada beelahaasi, waxa nuxurkiisu ku qotomaa xoojinta<br \/>\nmidnimada, wadajirka iyo nabadgalyada dadka iyo dalka Jamhuuriyadda<br \/>\nSomaliland, wax-wada lahaanshaha iyo ka wadashaqaynta horumarka<br \/>\nummaddiisa.<br \/>\nXisbiga KULMIYE iyo hoggaankiisu waxa uu u arkaa natiijada shirka<br \/>\nAwr-boogays mid muhiimad wayn u leh Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland<br \/>\noo kaalin mug leh ka qaadanaya taabbogelinta midnimada iyo<br \/>\nwax-wadalahaanshaheeda guud ahaan ummadda Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\nSidaasi darteedna, xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddiisa oo ay caado u tahay<br \/>\nka midho-dhalinta wax kastoo dan u ah dalka iyo dadkiisaba waxa ka go\u2019an<br \/>\nin si buuxda loo hirgeliyo heshiiska lagu gaadhay shirka Awr-boogays.<br \/>\nWadahadalka, is-qancinta iyo isu-tanaasulku waa wax caado u ah<br \/>\nJamhuuriyadda Somaliland oo ay ku soo caano-maashay muddada 25 sanno ah<br \/>\nee ay ahayd qaran madaxbannaan, isla markaana ay ku soo gaadhay heerka<br \/>\nay marayso maanta ee ah nabadgalyada, xasilloonida, horumarka iyo<br \/>\ndawladnimada ku salaysan nidaamka dimuqraadiga ah, waxaanay KULMIYE iyo<br \/>\nxukuumaddiisu mar walba diyaar u yihiin oo ay soo dhawaynayaan in<br \/>\nwadaxaajood iyo is-faham lagu qanciyo cid kastoo wax tabanaysa gudaha<br \/>\ndalkeenna, wixii aan ka horimanayn Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH.<\/p>\n<p>Xasan Siciid Yuusuf<br \/>\n_________________________________<br \/>\nXoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barclays(AN)Xisbiga Midnimada, Nabadda iyo Horumarka Jamhuuriyadda ee KULMIYE, waxa uu si wayn u soo dhawaynayaa go\u2019aamada qiimaha leh ee ka soo baxay shirkii Awr-boogays ee ay wadayeesheen xukuumadda Somaliland iyo beelaha Maxamuud Garaad, Hinjiinle iyo Kaskii Qabe ee kala dega Gobollada Sool, Sanaag iyo Xaysimo ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Go\u2019aamada ka soo baxay shirka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14108,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23161","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-61z","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23161"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23161\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}