{"id":23152,"date":"2016-07-21T07:30:06","date_gmt":"2016-07-21T07:30:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23152"},"modified":"2016-07-21T07:30:06","modified_gmt":"2016-07-21T07:30:06","slug":"wariye-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-qarax-gaarigiisa-loogu-xiray-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/21\/wariye-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-qarax-gaarigiisa-loogu-xiray-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Wariye Caan ahaa oo lagu dilay Qarax gaarigiisa loogu xiray (Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News &#8212; Wariye caan ka ahaa dalka Ukraine kana shaqeenayay mid kamid ah Websetyada dalkaasi ugu afka dheer ayaa shalay la dilay, kadib markii gaarigiisa loogu xiray waxyaabaha qarxa.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Xayaysiis-By-Abdifataah.gif\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-23133 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Xayaysiis-By-Abdifataah.gif?resize=375%2C100\" alt=\"Xayaysiis By Abdifataah\" width=\"375\" height=\"100\" \/><\/a><br \/>\nPavel Sheremet, oo 44-sano jir ahaa ayaa dhintay kadib markii gaarigiisa uu qarxay xili uu u socday shaqadiisa, waxa uuna Wariyahan ka shaqeenayay Websetka lagu magacaba Ukrainska Pravda oo kamid ah kuwa loogu aqriska badan yahay dalka Ukraine.<\/p>\n<p>Madaxa ug sareeya booliiska dalka Ukraine Khatia Dekanoidze, ayaa sheegay in baaritana deg deg ah lagu sameenayo qaraxa lagu dilay Wariyahan , waxa uuna tilmaamay in qaraxa loo adeegsaday waxyaabaha qarxa oo culeeskoodo gaarayaam 400 illaa iyo 600 gram.<\/p>\n<p>Dowlada Mareylanka ayaa cambaareesay dilka loo geestay Wariye Pavel Sheremet, waxa uuna sheegay Afhayeen u hadlay aqalka cad in Wariyahan uu door muhiim ah ka ciyaarayay Dimuquraadiyada iyo nabada dalka Ukraine.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/ukra_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/ukra_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/ukra_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/ukra_4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/ukra_5.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News &#8212; Wariye caan ka ahaa dalka Ukraine kana shaqeenayay mid kamid ah Websetyada dalkaasi ugu afka dheer ayaa shalay la dilay, kadib markii gaarigiisa loogu xiray waxyaabaha qarxa. Pavel Sheremet, oo 44-sano jir ahaa ayaa dhintay kadib markii gaarigiisa uu qarxay xili uu u socday shaqadiisa, waxa uuna Wariyahan ka shaqeenayay Websetka lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23152","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-61q","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23152"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23152\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}