{"id":23147,"date":"2016-07-21T07:14:37","date_gmt":"2016-07-21T07:14:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23147"},"modified":"2016-07-21T07:14:37","modified_gmt":"2016-07-21T07:14:37","slug":"dr-aaden-beleloo-oo-loo-magacaabaty-safiirka-djibouti-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/21\/dr-aaden-beleloo-oo-loo-magacaabaty-safiirka-djibouti-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dr. Aaden Beleloo Oo Loo Magacaabaty Safiirka Djibouti Ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN}-Madaxweynaha dalka Djibouti Md. Ismaaciil Cumar Geele ayaa toddobaadkan safiirka cusub ee Muqdisho u magacaabay Dr. Aadan Xasan Aadan (Beleloo) oo hore u ahaa wasiirka diinta iyo awqaafta ee Djibouti.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Xayaysiis-By-Abdifataah.gif\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-23133 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Xayaysiis-By-Abdifataah.gif?resize=357%2C95\" alt=\"Xayaysiis By Abdifataah\" width=\"357\" height=\"95\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Geele ayaa Dr. Beleloo u magacaabay inuu noqdo safiirka Djibouti u qaabilsan dalka Somaliya, waxaanu hadda ka dib noqon doonaa safiirka Djibouti u jooga dalka Somaliya.<\/p>\n<p>Bahda \u00a0Arabsiyo News \u00a0waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa safiir Aaden oo ay Alle uga baryayaan inuu xilka u fududeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN}-Madaxweynaha dalka Djibouti Md. Ismaaciil Cumar Geele ayaa toddobaadkan safiirka cusub ee Muqdisho u magacaabay Dr. Aadan Xasan Aadan (Beleloo) oo hore u ahaa wasiirka diinta iyo awqaafta ee Djibouti. Madaxweyne Geele ayaa Dr. Beleloo u magacaabay inuu noqdo safiirka Djibouti u qaabilsan dalka Somaliya, waxaanu hadda ka dib noqon doonaa safiirka Djibouti u jooga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23145,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23147","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-61l","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23147","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23147"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23147\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23147"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23147"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23147"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}