{"id":23029,"date":"2016-07-18T06:50:13","date_gmt":"2016-07-18T06:50:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23029"},"modified":"2016-07-18T06:50:13","modified_gmt":"2016-07-18T06:50:13","slug":"africa-oo-hal-baasaboor-yeelanaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/18\/africa-oo-hal-baasaboor-yeelanaysa\/","title":{"rendered":"AFRICA OO HAL BAASABOOR YEELANAYSA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Madaxweynayaasha Dalalka Midolwga Africa ee ku Shirsan magaalada Kigali ee caasimadda dalka Rwanda ayaa maanta, isla qaatay baasaboor cusub oo qaaradda oo dhan ka dhexeeya, kaas oo ay qaadan karaan dhamaan dadka Africa marka uu si rasmi ah u dhaqan galo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-28532 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/pass.jpg?resize=400%2C400\" sizes=\"auto, (max-width: 400px) 100vw, 400px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/pass.jpg?w=400 400w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/pass.jpg?resize=150%2C150 150w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/pass.jpg?resize=300%2C300 300w\" alt=\"pass\" width=\"400\" height=\"400\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Hey\u2019adda Midowga Africa ayaa maamuleysa Baasaboorkan, Waxaa baasaboorkii ugu horeeyay la siiyay Madaxweynaha dalka Chad oo haatan haya xilka madaxa Midawga Afrika, Idris Debi iyo madaxweynaha dalka Rwanda, Paul Kagame, oo dalkiisa uu martigelinayo shirkan<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Madaxda Shirkaasi ka qeyb galeysa ayaa isku raacay qorshe cusub oo lagu maalgelinayo howlaha Midowga Africa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Dalalka Midolwga Africa ee ku Shirsan magaalada Kigali ee caasimadda dalka Rwanda ayaa maanta, isla qaatay baasaboor cusub oo qaaradda oo dhan ka dhexeeya, kaas oo ay qaadan karaan dhamaan dadka Africa marka uu si rasmi ah u dhaqan galo. Hey\u2019adda Midowga Africa ayaa maamuleysa Baasaboorkan, Waxaa baasaboorkii ugu horeeyay la siiyay Madaxweynaha dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23031,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Zr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23029"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23029\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}