{"id":23028,"date":"2016-07-18T06:45:38","date_gmt":"2016-07-18T06:45:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23028"},"modified":"2016-07-18T06:45:38","modified_gmt":"2016-07-18T06:45:38","slug":"deg-deg-ciidamad-qaranka-somaliland-iyo-kuwa-maamulka-puntland-ku-dagaalamaya-deegano-ka-tirsan-gobalka-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/18\/deg-deg-ciidamad-qaranka-somaliland-iyo-kuwa-maamulka-puntland-ku-dagaalamaya-deegano-ka-tirsan-gobalka-sanaag\/","title":{"rendered":"DEG DEG :-CIIDAMAD QARANKA SOMALILAND IYO KUWA MAAMULKA PUNTLAND KU DAGAALAMAYA DEEGANO KA TIRSAN GOBALKA SANAAG"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Laascanood <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> War deg deg oo hada soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada wararka ee Ilaysnews.com waxaa ay sheegayaan in dagaal culus uu soo ka dhex qarax ciidamada qaranka Somaliland iyo ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-28539 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/dagaal-s.gif?resize=498%2C227\" alt=\"dagaal s\" width=\"498\" height=\"227\" \/><\/p>\n<p>Dagaalka oo hada ka socda deeganka Booda oo dhinca Ceerigaabo magaalada Badhan ka soo xiga 30 KM ayaa waxaa ay wararku sheegan\u00a0 in ay dagaalka\u00a0 ay Soo qaadeen ciidamo ka tirsan maamulka Putland.<\/p>\n<\/div>\n<p>Wali \u00a0ma cada khasaaraha ka dhashey dagaalkaasi balse warar Ilaysnews.com helayso \u00a0ayaa sheegaya in ciidamada qaranka Somaliland ay iska caabiyeen dagaalkaas gaadmada ah ee Maamulka Putland ku soo qaadey isla markaana Guutooyin badan oo ciidamada qaranka Somliland ahi ay halkaasi ku sii jeedaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale warar ay shabakada Ilaysnews.com helayso \u00a0ayaa waxaa ay sheegayaan in sanaaduuqdii \u00a0diiwaangalinta laga soo Celiyey magaalada Badhan\u00a0 oo aanay hada xaladeedu deganeen<\/p>\n<p>Maamulka Puntland\u00a0 ayaa waxaa uu diidan yahay in diwaangalinta cod bixiyaasha laga hir galiyo deegano ka tirsan\u00a0\u00a0 Xadka Somaliland \u00a0gaar ahaan gobalka Sanaag oo ay \u00a0sheeganayaan in ay ka tirsan yahiin dhulka Putland .<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaan ilaa hada aan ka hadal dagaalkan balse\u00a0 waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay ka hadasho<\/p>\n<p>wixii warar soo kordha kala soco shabakada Arabsiyonews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascanood (Arabsiyo-News):- War deg deg oo hada soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada wararka ee Ilaysnews.com waxaa ay sheegayaan in dagaal culus uu soo ka dhex qarax ciidamada qaranka Somaliland iyo ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland. Dagaalka oo hada ka socda deeganka Booda oo dhinca Ceerigaabo magaalada Badhan ka soo xiga 30 KM ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Zq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23028"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23028\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}