{"id":23005,"date":"2016-07-17T14:39:19","date_gmt":"2016-07-17T14:39:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=23005"},"modified":"2016-07-17T14:39:19","modified_gmt":"2016-07-17T14:39:19","slug":"nin-saddex-qof-ku-dilay-magaalada-sheekh-ee-gobalka-saaxil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/17\/nin-saddex-qof-ku-dilay-magaalada-sheekh-ee-gobalka-saaxil\/","title":{"rendered":"NIN SADDEX QOF KU DILAY MAGAALADA SHEEKH EE GOBALKA SAAXIL"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Sheekh <strong><em>(Arabsiyo-News):-\u00a0 <\/em><\/strong>Degmadda Sheekh Oo Hoos Timaada Gobolka Saaxil Ee Berbera ayaa xalay nin Ku Hubaysan Midi \u00a0ku dilay Laba Qof oo shacab ah,waxaana uu ku dhaawacay Afar Ruux Oo iskugu jira raga iyo dumar, waxaana ay bulshada ku dhaqan degmada sheikh oo dhacdadani ay argagax galisay Gacan ku dhiiglaha ku shegeen inuu ahaa nin maskaxda ka jiran oo qaba xanuunka dhimirka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-25022 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/breaking-news.gif?resize=457%2C274\" alt=\"breaking news\" width=\"457\" height=\"274\" \/><\/p>\n<p>Dadka ku geeriyooday \u00a0Midada uu La Dhacay Ninka Xanuunka Dhimirka ah qabay ayaa wakhtigaasi waxa ay ku sugnayeen makhaayad laga shaheeyo oo degmada ku taala,balse dadka dhaawacu uu ka soo gaadhay Ayaa lasoo sheegayaa in loola cararay Cusbitaalka Guud ee magaalada burco,kuwaas oo xaaladooda wali wax war ah aan laga hayn ilaa hadda.<\/p>\n<\/div>\n<p>Ciidamada amaanka ee degmada sheikh ayaa aakhirkii ninkan kacanta ku dhigay,waxaana lasoo sheegayaa xabadii ay ciidanku ku ridayeen ninkan xanuun sanaya ay ku dhacday ilma yar oo caruur ah kaas oo isna xaaladiisa caafimaad lala tacaalayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh (Arabsiyo-News):-\u00a0 Degmadda Sheekh Oo Hoos Timaada Gobolka Saaxil Ee Berbera ayaa xalay nin Ku Hubaysan Midi \u00a0ku dilay Laba Qof oo shacab ah,waxaana uu ku dhaawacay Afar Ruux Oo iskugu jira raga iyo dumar, waxaana ay bulshada ku dhaqan degmada sheikh oo dhacdadani ay argagax galisay Gacan ku dhiiglaha ku shegeen inuu ahaa nin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-23005","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Z3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23005","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23005"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23005\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}