{"id":22954,"date":"2016-07-14T17:49:41","date_gmt":"2016-07-14T17:49:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22954"},"modified":"2016-07-14T17:49:41","modified_gmt":"2016-07-14T17:49:41","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-digreeto-ku-magacabaay-toban-degmo-oo-ku-biiri-doona-kuwii-hore-ee-dalka-ka-jiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/14\/madaxwayne-siilaanyo-oo-digreeto-ku-magacabaay-toban-degmo-oo-ku-biiri-doona-kuwii-hore-ee-dalka-ka-jiray\/","title":{"rendered":"Madaxwayne siilaanyo oo digreeto ku magacabaay toban Degmo oo ku Biiri doona kuwii hore ee dalka ka jiray"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) WAR-SAXAAFADEED:- Magacyada Todoba Degmo Oo Uu Madaxweynaha Somaliland Magacaabay Maanta<br \/>\nWAR-SAXAAFADEED: 14 07\/\/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4090\/072016 ku magacaabay todoba Degmo oo Cusub.<br \/>\nMadaxweynuhu:-<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 90aad iyo Qodobka 109aad, Faqraddiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax-ka-beddelidda Qaab-dhismeedka Dalka;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Codsiyada ka yimid Madax-dhaqameedyada, Waxgaradka, Culimada iyo Odayaasha Deegaanka;<br \/>\nMarkuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo in Degaanka Geba-gebo loo magacaabo Degmo cusub;<br \/>\nMarkuu Dhegeystay: Soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha;<br \/>\nWuxuu go\u2019aansaday;<br \/>\nIn uu Balli-mataan u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Maroodi-jeex.<br \/>\nIn uu Geba-gebo u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Togdheer.<br \/>\nIn uu Faqayuub u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Togdheer.<br \/>\nIn uu Shaxda u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Xaysimo.<br \/>\nIn uu Wadaamagoo u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Saraar.<br \/>\nIn uu Adhi-cadeeye u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Sool.<br \/>\nIn uu Gumburaha u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Hawd.<br \/>\nALLAA MAHAD LEH<br \/>\nCabdiraxman Sh. Cilmi Fahiye (Shamax)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) WAR-SAXAAFADEED:- Magacyada Todoba Degmo Oo Uu Madaxweynaha Somaliland Magacaabay Maanta WAR-SAXAAFADEED: 14 07\/\/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4090\/072016 ku magacaabay todoba Degmo oo Cusub. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad iyo Qodobka 109aad, Faqraddiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 10aad ee Xeerka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22954","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Ye","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22954"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22954\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}