{"id":22932,"date":"2016-07-14T13:35:33","date_gmt":"2016-07-14T13:35:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22932"},"modified":"2016-07-14T13:35:33","modified_gmt":"2016-07-14T13:35:33","slug":"deg-deg-gudoomiye-faysal-cali-waraabe-oo-sheegay-in-uu-yahay-musharaxa-madaxweyne-ee-xisbiga-ucid-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/14\/deg-deg-gudoomiye-faysal-cali-waraabe-oo-sheegay-in-uu-yahay-musharaxa-madaxweyne-ee-xisbiga-ucid-muuqaal\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- GUDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE OO SHEEGAY IN UU YAHAY MUSHARAXA MADAXWEYNE EE XISBIGA UCID + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Ceerigaabo <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee\u00a0 UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta ka hadlaayey beerta xoriyada ee magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu\u00a0 si dadban u sheegay in uu yahay musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Gudoomiyaha ayaa waxa uu xusay\u00a0 in dadweynaha rer Ceerigaabo ay laba jeer oo uu\u00a0 hore uu musharax u ahaa xisbiga UCID \u00a0aanay cod siin balse uu ku rajo weyn yahay in ay sanadkan siiyaan waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cXisbiyada waxaan leeyahay joojiya qab qabta iyo fardo \u00a0iigu soo baxa waa la isku jooga maalinta foodka \u00a0ayaa la kala bixi doona waa la shubi jiray ee shalaad baratey waanigii\u00a0 hore u yidhi .<\/p>\n<p>Imasa ayaad reer Ceerigaabooy ii soo baxdeen oo fardo aad igu soo dhaweyseen \u00a0\u00a0, ma cod baad i siisen , \u00a0imaydaan siin reer Ceerigaabooy \u00a0, Doorkan lakiin waan idinka fadhiyaa oo odeyga mar saddexaad ha radina oo in aad xishoon doontan baan filayaa \u201d ayuu yidhi gudoomiye Faysal Cali Waraabe<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahatee hadalkan maanta ka qarxay ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli\u00a0 uu muran xoogan\u00a0 uu ka dhex taagan yahay xisbiga UCID gaara ahaa cidii musharax madaxweyne u noqon laheyd<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/hN-WPIPsSFY\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceerigaabo (Arabsiyo-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee\u00a0 UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta ka hadlaayey beerta xoriyada ee magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu\u00a0 si dadban u sheegay in uu yahay musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID &nbsp; Gudoomiyaha ayaa waxa uu xusay\u00a0 in dadweynaha rer Ceerigaabo ay laba jeer oo uu\u00a0 hore uu musharax u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22051,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5XS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22932"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22932\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}