{"id":22908,"date":"2016-07-13T08:39:12","date_gmt":"2016-07-13T08:39:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22908"},"modified":"2016-07-13T08:39:12","modified_gmt":"2016-07-13T08:39:12","slug":"berbera-waxa-ka-dhacay-lix-dil-iyo-kiis-xanuun-badan-oo-kufsi-wadarreed-ah-booliska-gobolka-saaxil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/13\/berbera-waxa-ka-dhacay-lix-dil-iyo-kiis-xanuun-badan-oo-kufsi-wadarreed-ah-booliska-gobolka-saaxil\/","title":{"rendered":"&#8220;Berbera Waxa Ka Dhacay Lix Dil Iyo Kiis Xanuun Badan Oo Kufsi Wadarreed Ah&#8221; Booliska gobolka Saaxil"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Taliyaha Ciidanka Booliska ee gobolka Saaxil, Gaashaanle dhexe Mursal Xaaji Ciise, ayaa ka waramay fal dambiyeedkii\u00a0 ka dhacay Magaalo xeebeedka Berbera ee\u00a0 gobolka Saaxil saddexdii bilood ee ugu dambeeyay.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaag.ca\/attached\/Taliye-Mursal.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Mursal Xaaji Ciise, waxa uu sheegay inay qabteen nin Isniintii rasaaseeyay ilaalada badhasaabka Gobolka Saaxil, waxaanu yidhi\u00a0 \u201cWaxaa maanta dhacday in badhasaabka iyo badhasaabku xigeenka iyo ilaaliyihi badhasaabka\u00a0 ay la kulmeen nin ku hubeysan Baastoolad oo magaciisa la yidhaaho Cabdi Xasan Abokor, waxaana israsaaseyni ay dhex martay ilaalada badhasaabka iyo ninkaas baastoolada ku hubeysnaa ciidanka booliskana gacanta ayay\u00a0 ku soo dhigeen waanu xidhan yahay waxaana lagu qabtay kaantaroolka galbeed ee gobolka Saaxil.\u201d<\/p>\n<p>\u201cGobolkan Saaxil,\u00a0<span id=\"spnCOntent\">waxaa ka dhacay saddexdii bilood ee u dambeeyay\u00a0 lix dil, lixdii dil-ba gacanta ayaa lagu dhigey\u00a0 dadkii geystay, Hay\u2019adaha sharciga iyo garsoorkaana\u00a0 la horgeeyay, shani waa gar-suge oo waxa ay sugayaan in kiiskooda la dhammeystiro, midina waa uu xukuman yahay oo dil ayuu ku xukuman yahay,\u201dayuu yidhi Taliyaha qeybta Booliska Saaxil oo u waramayay saxaafadda.<\/span><\/p>\n<p>Taliyuhu waxa kale oo uu sheegay in la xukumay saddex nin oo kufsaday gabadh yar oo 7 sanno jir ah, waxaanu yidhi\u00a0 \u201cWaxa magaalada Berbara lagu kufsaday gabadh yar oo todoba jira, waxaana wada kufsadey saddex nin, waxaanu ahaa kufsi wadareed aad u murugo badan oo aad u layaab badan, saddexdaas nin ee kufsi wadareedkaa sameeyayna waxaa gacanta ku soo dhigey ciidanka booliska,\u00a0 waxaa la horgeeyay sharciga oo kiiskoodii waa uu dhammaaday, midna lix sannadood ayaa lagu xukumay labadii kalena\u00a0 min laba sannadood ayaa lagu xukumay.\u201d<\/p>\n<p>Gaashaanle dhexe Mursal Xaaji Ciise isagoo hadalkiisa sii watay waxa uu intaas ku ladhay\u00a0 \u201cKufsi kale ayaa dhacay oo gabadh yar oo\u00a0 kale oo siddeed jir ah ayaa la kufsaday, nin baa kufsaday taasina booliska ayaa gacanta ku soo dhigey, ninkii jeelka ayuu ku jiraa waana gar-suge, isaguna xukunkii uun baa uu imika sugayaa.\u201d<\/p>\n<p>Taliyuhu waxa kale oo uu sheegay inay si weyn ula tacaalaan xakamaynta mukhaadaraadka, waxaanu yidhi\u00a0 \u201cGobollka Saaxil waxaa lagu qabtay mukhaadaraad faro badan oo ay ka mid aheyd booyad siday maandoore amase Khamri, sharciga iyo xeer ilaalinta iyo maxkamada ayaanu horgeynay oo si wanaagsan ayaa sharciga loo mariyey.\u201d<\/p>\n<p>Xigasho: Hadhwanaag<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Taliyaha Ciidanka Booliska ee gobolka Saaxil, Gaashaanle dhexe Mursal Xaaji Ciise, ayaa ka waramay fal dambiyeedkii\u00a0 ka dhacay Magaalo xeebeedka Berbera ee\u00a0 gobolka Saaxil saddexdii bilood ee ugu dambeeyay. Mursal Xaaji Ciise, waxa uu sheegay inay qabteen nin Isniintii rasaaseeyay ilaalada badhasaabka Gobolka Saaxil, waxaanu yidhi\u00a0 \u201cWaxaa maanta dhacday in badhasaabka iyo badhasaabku xigeenka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22909,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22908","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Xu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22908"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22908\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}