{"id":22809,"date":"2016-07-09T06:49:15","date_gmt":"2016-07-09T06:49:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22809"},"modified":"2016-07-09T06:49:15","modified_gmt":"2016-07-09T06:49:15","slug":"cunsuri-dil-u-geestay-nin-afrikaan-ah-oo-lagu-xiray-dalka-talyaaniga-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/09\/cunsuri-dil-u-geestay-nin-afrikaan-ah-oo-lagu-xiray-dalka-talyaaniga-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Cunsuri dil u geestay Nin Afrikaan ah oo lagu xiray dalka Talyaaniga (Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p>Booliiska dalka Talyaaniga ayaa ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan nin cunsuri ah oo isbuucii tagay magaalo yar oo kutaala dalkaasi ku dilay nin Afrikaan ah oo qaxootinimo ku tagay dalkaasi.<\/p>\n<p>Ninka la dilay ayaa u dhashay dalka Nageria waxaana magaciisa lagu sheegay Emmanuel Chidi Namdi , Warbaahinta Talyaaniga ayaa qoreysa in ninkan markii la dilayay uu xaskiisa ka difaacayay ninkan cunsuriga ah ee soo weeraray.<\/p>\n<p>Dilkan ayaa noqday mid cabsi badan ku beeray dadka Afrikaanta ah iyo dadka kale ee qaxootinimada ku jooga dalka Talyaaniga kuwaa oo ka cabsi qaba in weeraro iyo naceyb badan ay kala kulmaan dadka Cunsuryiinta ah.<\/p>\n<p>Ninka Cunsuriga ah ay soo xireen Ciidamada booliiska ayaa magaciisa lagu sheegay Amedeo Mancini, waxaana ninkan laga soo xiray magaalo yar uu dilka ka geestay oo lagu magacaabo Fermo, waxa ayna saraakiisha booliiska sheegeen in la baarayo dambiga ninkan.<\/p>\n<p>Emmanuel Chidi Namdi, oo ah ninka lagu dilay Talyaaniga ayaa isaga iyo xaaskiisa sanadkii hore dalka Talyaaniga waxa ay ku tageen Tahriib , waxa ayna kamid ahaayeen dadka kasoo cararay weerarada Kooxda Boka Haram ee ka fagaalanta dalka Nageria.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/cuns_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/cuns_2.png?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/cuns_3.jpeg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska dalka Talyaaniga ayaa ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan nin cunsuri ah oo isbuucii tagay magaalo yar oo kutaala dalkaasi ku dilay nin Afrikaan ah oo qaxootinimo ku tagay dalkaasi. Ninka la dilay ayaa u dhashay dalka Nageria waxaana magaciisa lagu sheegay Emmanuel Chidi Namdi , Warbaahinta Talyaaniga ayaa qoreysa in ninkan markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22810,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5VT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22809"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22809\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}