{"id":22807,"date":"2016-07-09T06:45:14","date_gmt":"2016-07-09T06:45:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22807"},"modified":"2016-07-09T06:45:14","modified_gmt":"2016-07-09T06:45:14","slug":"akhri-halkan-ex-wasiir-xirsi-oo-iminka-hadlay-isaga-oo-dalka-dibadiisa-ku-sugan-maxay-tahay-arimaha-uu-ka-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/09\/akhri-halkan-ex-wasiir-xirsi-oo-iminka-hadlay-isaga-oo-dalka-dibadiisa-ku-sugan-maxay-tahay-arimaha-uu-ka-hadlay\/","title":{"rendered":"Akhri Halkan:- Ex Wasiir Xirsi Oo Iminka Hadlay Isaga Oo Dalka Dibadiisa Ku Sugan + Maxay Tahay Arimaha Uu Ka Hadlay"},"content":{"rendered":"<p>Akhri Halkan:- Ex Wasiir Xirsi Oo Iminka Hadlay Isaga Oo Dalka Dibadiisa Ku Sugan + Maxay Tahay Arimaha Uu Ka Hadlay<\/p>\n<p>Ex Wasiir xirsi oo ku dalka Sucuudiga gar ahaan Jeddah ayaa qoraal uu ku baahiyey goordhawayd Bartiisa Facebook waxa uu ku bilabay sidan<\/p>\n<p>&#8220;Waan uga mahadcelinayaa madax-buurta reer Somaliland ee Jeddah oo aanu kulan qiimo badan qado ku wadaagnay<br \/>\n+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++<\/p>\n<p>Waxay ahayd maanta kadib markii kulan qado sharaf ah ay nagu maamuseen jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga Carabiga iyagoo nagu qaabilay qalbi furan iyo dareen dalnimo oo muujinaya gacaltooyo iyo xidhiidh umadnimo.<\/p>\n<div>\n<p>Haddaba, Intii qado sharaftan socotay ayey odayaasha milgaha badan ee ay kamid yihiin<\/p>\n<p>Xaaji Ibraahim Shoodhe<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>Xaaji Cabdalah Cumara<br \/>\nAmbassador Cal Tuuhe<br \/>\nMin. Mohamoud Hersi Bayl<br \/>\nAadan Laalays<br \/>\nMaxamde Cabdi<br \/>\nMaxamde aw Daahir<br \/>\nIsmaciil Cabd bacda<br \/>\nCabdiraxmaan Laascanood<br \/>\nCusmaanc ali(suldaanka) iyo<br \/>\nAxmed waxaas nagu soo dhaweeyeen dalka Sucuudi Carabiya gaar ahaan magaalada Jeddah<img decoding=\"async\" class=\"spotlight face-lift-photo-pop face-lift-photo-pop14679550649500.3999569758307189\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/13645149_1135959216477405_1563853877245320139_n.jpg?oh=bed9f2934fd0693231f379f2831e5a70&amp;oe=5833A526\" alt=\"\" \/>Waxaa sidoo kale xusid mudan in ay kulanka nagala soo qayb galeen odayaal qiimo badan oo masaafo badan kulankan uga yimi kuwaas oo ay kamid yihiin Xaaji Aada Baradho iyo<br \/>\nXaaji Cabdirashiid KAMASARO<\/p>\n<p>Dhamaantood waan uga mahadcelinayaa sida sharafta badan ee aanu maalintan wanaagsan u wada qaadanay.<\/p>\n<p>Wa Bilaahi Tawfiiq&#8221;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akhri Halkan:- Ex Wasiir Xirsi Oo Iminka Hadlay Isaga Oo Dalka Dibadiisa Ku Sugan + Maxay Tahay Arimaha Uu Ka Hadlay Ex Wasiir xirsi oo ku dalka Sucuudiga gar ahaan Jeddah ayaa qoraal uu ku baahiyey goordhawayd Bartiisa Facebook waxa uu ku bilabay sidan &#8220;Waan uga mahadcelinayaa madax-buurta reer Somaliland ee Jeddah oo aanu kulan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10174,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22807","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5VR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22807","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22807"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22807\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}