{"id":22799,"date":"2016-07-08T21:34:28","date_gmt":"2016-07-08T21:34:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22799"},"modified":"2016-07-08T21:34:28","modified_gmt":"2016-07-08T21:34:28","slug":"xog-xukuumada-somaliya-oo-la-filaayo-in-ay-xill-u-magacowdo-madaxii-hore-ee-laanta-afka-somaliga-ee-bbc-da-cabdiraxmaan-koronto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/08\/xog-xukuumada-somaliya-oo-la-filaayo-in-ay-xill-u-magacowdo-madaxii-hore-ee-laanta-afka-somaliga-ee-bbc-da-cabdiraxmaan-koronto\/","title":{"rendered":"Xog:- Xukuumada Somaliya Oo La Filaayo In Ay Xill U Magacowdo Madaxii Hore Ee Laanta Afka Somaliga Ee BBC da Cabdiraxmaan Koronto."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Moqdisho <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Dawlada federaalka\u00a0 ah ee Somaliya ayaa waxaa la filayaa in ay dhawaan si rasmi ah ay xill \u00a0ugu magacowdo madaxii hore ee laanta afka Somaliga ee BBC da Cabdiraxmaan Koronto oo dhawaan\u00a0 ka fadhiistey shaqadii BBC da .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-27666 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Xasan-iyo-koronto.jpg?resize=538%2C263\" sizes=\"auto, (max-width: 538px) 100vw, 538px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Xasan-iyo-koronto.jpg?w=700 700w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Xasan-iyo-koronto.jpg?resize=300%2C147 300w\" alt=\"Xasan iyo koronto\" width=\"538\" height=\"263\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Cabdiraxmaan Koronto ayaa \u00a0muddo todobaad ah \u00a0ku suganaa xarunta looga \u00a0looga arimo dalka Somaliya ee magaalada Moqdisho waxana xogo aanu \u00a0helaynaa ay sheegayaan in uu masuulkani kulmo la qaatey saraakiil ka trsan dawalda Somaliya iyo siyaasiyiin ay isku reer ama beel yahiin<\/p>\n<p>Wali si rasmi ah uma cada xilka ay dawlada Somaliya la filaayo in ay u magacowdo Cabdiraxmaan Koronto balse xogo lagu kalsoon yahay oo shabakada wararka ee Ilaysnews.com helayso ayaa waxaa ay tibaxayaan in xil sare looga magacaabi doono wasaarada warfaafinta dalkaasi Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (Arabsiyo-News):- Dawlada federaalka\u00a0 ah ee Somaliya ayaa waxaa la filayaa in ay dhawaan si rasmi ah ay xill \u00a0ugu magacowdo madaxii hore ee laanta afka Somaliga ee BBC da Cabdiraxmaan Koronto oo dhawaan\u00a0 ka fadhiistey shaqadii BBC da . Cabdiraxmaan Koronto ayaa \u00a0muddo todobaad ah \u00a0ku suganaa xarunta looga \u00a0looga arimo dalka Somaliya ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22801,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22799","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5VJ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22799","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22799"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22799\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}