{"id":22744,"date":"2016-07-07T13:16:36","date_gmt":"2016-07-07T13:16:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22744"},"modified":"2016-07-07T13:16:36","modified_gmt":"2016-07-07T13:16:36","slug":"raiisal-wasaaraha-israel-benjamin-netanyahu-oo-maanta-booqanaaya-dalka-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/07\/raiisal-wasaaraha-israel-benjamin-netanyahu-oo-maanta-booqanaaya-dalka-ethiopia\/","title":{"rendered":"RA\u2019IISAL WASAARAHA ISRAEL BENJAMIN NETANYAHU OO MAANTA BOOQANAAYA DALKA ETHIOPIA"},"content":{"rendered":"<p>Addis (Arabsiyo-News):-\u00a0 Ra\u2019iisal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa waxaa uu maanta booqashadiisii ugu danbeysay ee uu ku maraayey qaar ka mid ah dalalka ku yaala qaarada Africa uu ku tagi doona dalka Ethiopia<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha \u00a0ayaa waxaa uu hore booqasho ugu tagay dalalka Kenya, Uganda iyo Rwanda\u00a0\u00a0 waxaana uu noqayaa \u00a0Ra\u2019iisal wasaarihii\u00a0 rer Israa\u2019il ee muddo ku siman 30 sanno booqda dalal ku yaala qaarada Africa .<\/p>\n<p>Waxaana la filayaa in wada hadalada ay yeelan doonan labadan masuul ay noqon doonan mid lagu lafo guro arimaha ganacsiga iyo mustaqbalka sagaalka kun ee Itoobiyaanka Yuhuuda ee ku nool Israel.<\/p>\n<p>Sanadkii 1984-1991 ayey aheyd markii dawlada Israa\u2019il ay \u00a0diyaarado ku qaadey kumaan qof oo Ethiopian ah markaas oo ay dalka ku dhufatay abaar xoogani<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis (Arabsiyo-News):-\u00a0 Ra\u2019iisal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa waxaa uu maanta booqashadiisii ugu danbeysay ee uu ku maraayey qaar ka mid ah dalalka ku yaala qaarada Africa uu ku tagi doona dalka Ethiopia Ra\u2019iisal Wasaaraha \u00a0ayaa waxaa uu hore booqasho ugu tagay dalalka Kenya, Uganda iyo Rwanda\u00a0\u00a0 waxaana uu noqayaa \u00a0Ra\u2019iisal wasaarihii\u00a0 rer Israa\u2019il ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22746,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22744","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5UQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22744"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22744\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}