{"id":22728,"date":"2016-07-05T20:44:56","date_gmt":"2016-07-05T20:44:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22728"},"modified":"2016-07-05T20:44:56","modified_gmt":"2016-07-05T20:44:56","slug":"gudoomiyaha-xisbiga-ucid-oo-salaadii-ciida-soon-fureed-kula-tukaday-shacbiga-caasimadda-garoonka-kubadda-masallaha-ee-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/05\/gudoomiyaha-xisbiga-ucid-oo-salaadii-ciida-soon-fureed-kula-tukaday-shacbiga-caasimadda-garoonka-kubadda-masallaha-ee-hargaysa\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Salaadii Ciida Soon-Fureed Kula Tukaday Shacbiga Caasimadda Garoonka Kubadda Masallaha Ee Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p>Barclays(AN)Gudoomiyaha Xisiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Salaadii Ciida Soon-fureed kula tukaday Shacbiga Caasimadda Hargaysa Garoonka Kubadda Cagta Ee Masallaha .<\/p>\n<p>Waxaana Gudoomiyaha Wehelinayay Masuuliyiinta ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee Dalka Norway Mudane C\/xakiin Ismaaciil \u00a0, Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID Yuusuf Kayse C\/laahi .<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa Shacbiga Islaamka Gaar ahaan Shacbiga Reer Somaliland ku hambalyeeyay Ciida Soonfureed, isagoo ilaahayna uga rajeeyay in uu ka aqbalo acmaashi wanaagsanayd ee ay soo guteen Bishii Ramadaan .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barclays(AN)Gudoomiyaha Xisiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Salaadii Ciida Soon-fureed kula tukaday Shacbiga Caasimadda Hargaysa Garoonka Kubadda Cagta Ee Masallaha . Waxaana Gudoomiyaha Wehelinayay Masuuliyiinta ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee Dalka Norway Mudane C\/xakiin Ismaaciil \u00a0, Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID Yuusuf Kayse C\/laahi . Gudoomiyaha ayaa Shacbiga Islaamka Gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22730,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22728","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5UA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22728","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22728"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22728\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}