{"id":22687,"date":"2016-07-04T13:36:44","date_gmt":"2016-07-04T13:36:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22687"},"modified":"2016-07-04T13:36:44","modified_gmt":"2016-07-04T13:36:44","slug":"saladiin-waji-ku-macaash-ah-oo-ka-hadley-shirka-ay-beesha-gobalka-saaxil-ku-dhawaaqdey-iyo-wareejinta-dekada-berbera-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/04\/saladiin-waji-ku-macaash-ah-oo-ka-hadley-shirka-ay-beesha-gobalka-saaxil-ku-dhawaaqdey-iyo-wareejinta-dekada-berbera-muuqaal\/","title":{"rendered":"SALADIIN WAJI KU MACAASH AH OO KA HADLEY SHIRKA AY BEESHA GOBALKA SAAXIL KU DHAWAAQDEY IYO WAREEJINTA DEKADA BERBERA + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Salaadiin Waji Ku macaash ah oo ay xukuumada Somaliland ka soo qaatey lacag buuran oo laaluush ah ayaa\u00a0 warbaahinta dawlada kula hadley xarunta wasaarada warfaafinta waxaana ay ka hadleen wareejinta dekada Berbera iyo shir ay maanta shaciyeen sulaadiinta beesha Ciise Muuse .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-27339 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Dekada.jpg?resize=548%2C274\" sizes=\"auto, (max-width: 548px) 100vw, 548px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Dekada.jpg?w=600 600w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Dekada.jpg?resize=300%2C150 300w\" alt=\"Dekada\" width=\"548\" height=\"274\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Madax dhaqameedkan waji u macaash ah ee farahooda ka qoyanayeen lacagta laaluushka ah ee ay xukuumada ka soo qaateen waxaaa ay\u00a0 cod dheer ku sheegen in ay soo dhaweynayaan maal galinta dekada Berbera isla markaana saladiinta ku dhawaaqay Shirka beesha Ciise Muuse ay yahiin qaar been abuur sameeyey<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gbahCR99Jdw\" width=\"540\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Salaadiin Waji Ku macaash ah oo ay xukuumada Somaliland ka soo qaatey lacag buuran oo laaluush ah ayaa\u00a0 warbaahinta dawlada kula hadley xarunta wasaarada warfaafinta waxaana ay ka hadleen wareejinta dekada Berbera iyo shir ay maanta shaciyeen sulaadiinta beesha Ciise Muuse . Madax dhaqameedkan waji u macaash ah ee farahooda ka qoyanayeen lacagta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3344,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5TV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22687"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22687\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}