{"id":22664,"date":"2016-07-03T12:53:04","date_gmt":"2016-07-03T12:53:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22664"},"modified":"2016-07-03T12:53:04","modified_gmt":"2016-07-03T12:53:04","slug":"fanaanka-farxaan-xidig-oo-wali-ku-xidhan-magaalada-hargeysa-iyo-sababa-loo-aaneynaayo-xadhigiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/03\/fanaanka-farxaan-xidig-oo-wali-ku-xidhan-magaalada-hargeysa-iyo-sababa-loo-aaneynaayo-xadhigiisa\/","title":{"rendered":"FANAANKA FARXAAN XIDIG OO WALI KU XIDHAN MAGAALADA HARGEYSA IYO SABABA LOO AANEYNAAYO XADHIGIISA"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):-\u00a0 Fanaanka caanka Farxaan Xidig ayaa ku xidhan magaalada Hargeysa ee Somaliland, iyadoo xadhigiisa ay ka soo baxayaan warar kala duwan.<\/p>\n<p>Farxaan Xidig ayaa la sheegay inuu dhowaan tagay magaalada Hargeysa, waxaana xidhay ciidamada booliska ee Somaliland.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Mr Farxaan Xidig loo xidhay arrimo la xidhiidhay \u00a0siyaasada, maadaama uu dhowaan ku dhawaaqay inuu u xuubsiibanayo siyaasada, isla markaana uu yahay musharax Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Farxaan Xidig oo horay Muqdisho u yimid sanadkii 2012, isla markaana marar badan ku soo laabtay ayaa la sheegay inuu xilli rabay Xildhibaan, si uu u bedelo booska Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Somaliland oo horay ugu dhawaaqday inay ka go\u2019day Soomaaliya inteeda kale ayaa waxaa deegaanadeeda ka mamnuuc ah inay tagaan Siyaasiyiinta ama Mas\u2019uuliyiinta xilalka ka haya Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay xukuumada\u00a0 Somaliland oo ku aadan xadhiga Farxaan Xidi<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):-\u00a0 Fanaanka caanka Farxaan Xidig ayaa ku xidhan magaalada Hargeysa ee Somaliland, iyadoo xadhigiisa ay ka soo baxayaan warar kala duwan. Farxaan Xidig ayaa la sheegay inuu dhowaan tagay magaalada Hargeysa, waxaana xidhay ciidamada booliska ee Somaliland. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Mr Farxaan Xidig loo xidhay arrimo la xidhiidhay \u00a0siyaasada, maadaama uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22666,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22664","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Ty","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22664","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22664"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22664\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}