{"id":22663,"date":"2016-07-03T12:55:07","date_gmt":"2016-07-03T12:55:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22663"},"modified":"2016-07-03T12:55:07","modified_gmt":"2016-07-03T12:55:07","slug":"faysal-waxaan-leeyahay-xisbigu-tukaan-aad-leedahay-ma-aha-rooda-axmed-yasiin-oo-ganafka-ku-dhufatey-xil-ka-qaadistii-faysal-cali-waraabe-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/03\/faysal-waxaan-leeyahay-xisbigu-tukaan-aad-leedahay-ma-aha-rooda-axmed-yasiin-oo-ganafka-ku-dhufatey-xil-ka-qaadistii-faysal-cali-waraabe-muuqaal\/","title":{"rendered":"\u201cFAYSAL WAXAAN LEEYAHAY XISBIGU TUKAAN AAD LEEDAHAY MA AHA \u201d ROODA AXMED YASIIN OO GANAFKA KU DHUFATEY XIL KA QAADISTII FAYSAL CALI WARAABE + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):- <\/em><\/strong>Rooda Axmed Yasiin Gudoomiyihii Gobalka Saaxil \u00a0ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID\u00a0 oo warbaahinta kula hadashey magaalada Hargeysa\u00a0 ayaa waxaa ay ka hadashey xil ka qaadistii uu maalinkii shalay ahaa ku sameeyey gudoomiye Faysal Cali Waraabe<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-27068 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Faysal-Iyo-Rooda.jpg?resize=600%2C324\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Faysal-Iyo-Rooda.jpg?w=600 600w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Faysal-Iyo-Rooda.jpg?resize=300%2C162 300w\" alt=\"Faysal Iyo Rooda\" width=\"600\" height=\"324\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Marwo Rooda Axmed Yasiin waxaa ay sheegtay in aanay xil ka qaadistaasi aheyn mid ay wax ka jiraan isla markaana wali ay xilkii xisbiga ka haysay ay sii hayso\u00a0 Gudoomiye Faysal Cali Waraabna aan waxba ka qaadi Karin<\/p>\n<p>Sidoo kale marwo Rooda Axmed Yasiin waxaa ay xustey in xisbiga UCID aanu aheyn tukaan uu leeyahay Faysal Cali Waraabe oo kolba qofku doono meesha ka saaraayo waa sida ay hadalka u dhigtee<\/p>\n<p><strong>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan <\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZVIXp5luNzA\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Rooda Axmed Yasiin Gudoomiyihii Gobalka Saaxil \u00a0ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID\u00a0 oo warbaahinta kula hadashey magaalada Hargeysa\u00a0 ayaa waxaa ay ka hadashey xil ka qaadistii uu maalinkii shalay ahaa ku sameeyey gudoomiye Faysal Cali Waraabe Marwo Rooda Axmed Yasiin waxaa ay sheegtay in aanay xil ka qaadistaasi aheyn mid ay wax ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22668,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22663","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Tx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22663"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22663\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}