{"id":22646,"date":"2016-07-02T14:23:03","date_gmt":"2016-07-02T14:23:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22646"},"modified":"2016-07-02T14:23:03","modified_gmt":"2016-07-02T14:23:03","slug":"madaxweynaha-somaliya-oo-baaq-u-diray-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/02\/madaxweynaha-somaliya-oo-baaq-u-diray-al-shabaab\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO BAAQ U DIRAY AL-SHABAAB"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Moqdisho <strong>(Arabsiyo-News):-<\/strong>\u00a0 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale baaq nabadeed u jeediyey maleeshiyada ururka Al-Shabaab ee dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-25343 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/xassan-sheekh.jpg?resize=490%2C327\" sizes=\"auto, (max-width: 490px) 100vw, 490px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/xassan-sheekh.jpg?w=640 640w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/xassan-sheekh.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"xassan sheekh\" width=\"490\" height=\"327\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Hadal uu madaxweynaha ka jeediyey munaasabadda xuska maalinta xoriyadda Soomaaliya ee kowda Luulyo ayuu madaxweynaha kaga codsaday dagaalyahanada Al-Shabaab \u201cinay ka waantoobaan ficillada argagxiso\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqayaa in ay ka waantoobaan naftii hallignimada. In ay ka waantoobaan in ay dilaan naf aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>In ay waalidkood iyo walaalahood ay ka joojiyaan argagax gelinta\u201d ayuu yidhi madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa maleeshiyada Al-Shabaab ku tilmaamay \u201cwaa qorrax sii dhacayesa, umadda Soomaaliyeedna uma hakineyso weerarrada aan loo meel dayin ee naf-la-caariga ah\u201d.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ciidamada dowladda ay guul-darrooyin culus gaarsiiyeen maleeshiyada Al-Shabaab, islamarkaana ay sii wadi dooonaan inta \u201cgoobaha yar ee weli gacantooda ku harsan iyo khatartooda la soo afjaro\u201d.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya ayada oo kooxda Al-Shabaab ay dhowaanahan weeraro halis ah ka geysaneysay magaalada Muqdisho, oo uu ugu dambeeyey weerarkii 25-kii Bishii June ee 2016 ay ku qaadeen hotelka Nasa-Hablood ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (Arabsiyo-News):-\u00a0 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale baaq nabadeed u jeediyey maleeshiyada ururka Al-Shabaab ee dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya. Hadal uu madaxweynaha ka jeediyey munaasabadda xuska maalinta xoriyadda Soomaaliya ee kowda Luulyo ayuu madaxweynaha kaga codsaday dagaalyahanada Al-Shabaab \u201cinay ka waantoobaan ficillada argagxiso\u201d. \u201cWaxaan ugu baaqayaa in ay ka waantoobaan naftii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":962,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-22646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5Tg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22646"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22646\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}