{"id":22638,"date":"2016-07-01T22:47:21","date_gmt":"2016-07-01T22:47:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=22638"},"modified":"2016-07-01T22:47:21","modified_gmt":"2016-07-01T22:47:21","slug":"maxamed-xasan-maxamuud-oo-kamid-ah-xubnahii-uu-dhawaan-uu-magacabay-kulmiye-inay-noqdan-masuuliyiinta-gabiley-ee-xisbiga-oo-ka-dareen-celiyay-ugana-mahad-celiyay-gudomiyaha-xisbiga-kulmiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/07\/01\/maxamed-xasan-maxamuud-oo-kamid-ah-xubnahii-uu-dhawaan-uu-magacabay-kulmiye-inay-noqdan-masuuliyiinta-gabiley-ee-xisbiga-oo-ka-dareen-celiyay-ugana-mahad-celiyay-gudomiyaha-xisbiga-kulmiye\/","title":{"rendered":"Maxamed xasan Maxamuud Oo Kamid ah Xubnahii Uu Dhawaan Uu Magacabay Kulmiye Inay Noqdan Masuuliyiinta Gabiley Ee Xisbiga Oo Ka Dareen Celiyay   Ugana  Mahad Celiyay Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye"},"content":{"rendered":"<p>Maxamed xasan Maxamuud Oo Kamid ah Xubnahii Uu Dhawaan Uu Magacabay Kulmiye Inay Noqdan Masuuliyiinta Gabiley Ee Xisbiga Oo Ka Dareen Celiyay Ugana Mahad Celiyay Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye<\/p>\n<p>Bismilahi Raxmaani Raxiim Anigoo ah Maxamed xasan maxamuud Muumin Waxan Marka Hore U Mahad celinayaa Allah subxanahu watacalaye Inoo Sura Galiyay Inaynu Nabadqab Kusoono Bishani Barakaysan Ee Ramadaan<br \/>\nWaxanan Ilahay Ka Rajaynayaa Inuu Inaga Aqbalo Soonka Salaada Iyo Cibaadada Aynu Ku Jirno Ee Bishani Ramadaan Oo Aan Leyahay Ilahow Nabad Qab iyo Nimco Nagu Gaadhsii Bisha Bisheeda Amiin Amiin<\/p>\n<p>Intasi Kadib Waxan Halkani Uga Mahad Celinayaa Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Madaxwayne ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdi Oo Aan Uga Mahad Celinayo<br \/>\nMagacaabistii Uu Dhamaan Isoo Magacaabay Kamid Noqoshada Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolkani Gabiley Isagoo 29 06 2016 Soo Magacaabay Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Ee Xisbiga Kulmiye<br \/>\nXubnaha Hormoodka U Ah Magacaabista Oo Aan Filayo Inay Wax Badan Ka Badali Doonan Qaabdhismedka Xafiisyadii iyo Laamihii Xisbigu Kulahaa Isla Gobolkani Gabiley Iyagoo Dardargalin Doona Hawlaha Xisbiga<br \/>\nOo Aan Loga Warwaraynin Kaalintoda Madaama ay Dhamaanba Maamulka Iyo Xubnahani Lasoo Magacaabay Ay Bulshada Reer Gabiley Ku Dhex Leeyihiin Magac Iyo Miisan Isla Markaasina ay Yihiin<br \/>\nKuwo Saaamyn Balaadhan Oo Siyaasadeed Ku Leh Gabiley Iyo Guud ahaanba Gobolka Oo ay Yihiin Kuwo Soo Hoynkara Guulo Wax Ku Oola Madaama ay Xubnahani Ku Jiraan Rag Khibrad U Leh Ololaha Doorashoyinka Dalka<br \/>\nHadaba waxan Mar Labaad Iyo Mar Sadexaadba<br \/>\nKa Mahad Calinayaa In Uu Nasoo Magacabo Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Madaxwayne ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdi Oo An leeyahay Wanu Kaga Mahad Calinaynaa<br \/>\nSidokale waxan U Mahad Celinayaa Cid Kastoo Talo iyo Tusaaleba Ku Lahayd In Xubnahani Firfiroon Losoo Magacaabo Masuuliyiinta Iyo Baalashii Uu Xisbigu Ku Duuli Lahaa Ee Gobolkani Gabiley<br \/>\nWaxanan Allaha Awooda Iska Leh Ka Rajaynayaa Inuu Nagu Asturo Masuuliyadaasi Lanoo Igmaday Waxanan Ku Talinayaa In Qofkasta Oo Kamid ah Xubnahani In Uu Dhankiisa Ka Giijiyo Hawlaha La Inoo Igmaday<br \/>\nEe Xisbiga Kulmiye Si Aynu U Gaadhno Yoolka iyo Taargadka Xisbiga Kulmiye Uu Ku Socdo Anagoo Dhexda U Xidhan Doona Sidaanu U Dhaqaajin Lahayn Hawlaha Na Horyaala Ee Xisbiga Midnimada Iyo Hormarka<br \/>\nBulshada Reer Somaaliland Ee Kulmiye Oo Ah Mid Lawada Leeyahay Oo Ayna Dad Gaar Ihi Tunka Ku Sidan Balse Laga wada Dhex Muuqdo Waxanan Hadalkayga Kusoo Gaba Gabaynayaa Guul Iyo Gobanimo<br \/>\nGabiley Waa Kulmiye Kulmiyena Waa Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed xasan Maxamuud Oo Kamid ah Xubnahii Uu Dhawaan Uu Magacabay Kulmiye Inay Noqdan Masuuliyiinta Gabiley Ee Xisbiga Oo Ka Dareen Celiyay Ugana Mahad Celiyay Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Bismilahi Raxmaani Raxiim Anigoo ah Maxamed xasan maxamuud Muumin Waxan Marka Hore U Mahad celinayaa Allah subxanahu watacalaye Inoo Sura Galiyay Inaynu Nabadqab Kusoono Bishani Barakaysan Ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22639,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-22638","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5T8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22638","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22638"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22638\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}